Banaanbaxyo Maalintii Labaad ka socda Wadooyinka Muqdisho.

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Shacabka allaha uu gargaro way diban yihin gar ahan dhalinyarada kuu nool maqala kasta oo somaliyeed shaqo majirto waa shide dibatadu xamar kaliya mahan ee waa maqala kasta 😢allow madaxdan jeeb kooda firsanaysa naga qabo ameen

abdiali
Автор

Maanshalla. Waa. Soo. Dhaweyneynaa. Rabshadaha. Iyo. Mudaharaadada. Ka. Soda.
Muuqdila. Xarunta. Mooryaanta. Iyo. Billilqada. Iyo. Dameeraha

AAAbdi-ebof
Автор

Hawiye kenya kama liito waar iska celiya mooryaanta

CawaaleXasan-yt
Автор

Soomaaliya waxay ugaa bixi kartaa dhibaatada 2 Shay oo kaliyaa
1. Casimada Muqdisho oo noqota magaalo soomaali oo dhan ka dhaxaysa oo ayna 1 Qolo sheegan si uu wadanku u Horomaro.
2. In layiraahdo ( No Qabyaalad - Yes Qaran ) in Qabyaalad la iska dhaafo oo Qaran laa raadsho 🇸🇴🇸🇴

Shuhuura
Автор

Subxaanallaah, guuul Guuul iyo gobonimo dhalinyarada xamar, waar kakaca magaala kasta oo caawiya dhalinyarada xamar si ay isaga cayriyaan caloshooda u shaqaysta yaasha sidii gafanihii ugu naaxay dhiigiina oo hadana idinku jeesjeesaya❤❤❤

khadija-zyzc
Автор

Xamar maanta kacdoonka dhaliyaradda soomaaliyeed wax ka weyne xasan &xamse weeye.)

elmielmi
Автор

Waa gartood dhalinyarada naftaa loo keenay ha iska qabtaan isbaariistayaasha shaadhka dawlada usoo xidhay

mkahmed
Автор

Sheekadii teamkaazow miyaa kaga hirgaliyay kuwana xamar dagan maalinba ninkiibwax ula taga hayska daba cararayaana 😂😂😂😂😂

saeddahir
Автор

Wan kaa xumahay dhalinyarada dhibkay ka cawanayan waxan ugu baqaaya dowlada inay cawashadoodha wax ka qawata medha kale dhalanyara waxan ugu baqaya inay xalada deejiyaan dowlada wala hadal ayey wax ku ledahay somalia manta dhiigal ayey kula jirta cadow dagax turkina cadow badan ayu farhadisa yahay ugu yaran 1 month xita inta wala xadaladha baadha ka dhamanayan dowlada u xasiileya meel kalay dagal ugu jirtaye

libanomar
Автор

Bananbaxyada Somalia 🇸🇴 xaraabo waaye😂 taayaro maba gubaan

Gureyev
Автор

Sii wada bananbaxa ilaa xasan xaraash meesha kaboxo

Abdinasir
visit shbcf.ru