ArimaHeena Ft Kiin Jama & Mohamed Alta | Reaction JEEL CAASHAQ | 2020

preview_player
Показать описание
#arimaheena #reaction

MySocialMediaAccounts
snapchat: arimaheena

Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
324,002 subscribers

Best Somali Reaction
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Reaactionka arimaheena inta ku haysato like ii saara noo soo badi pro arimaheena reactionkaka ku heysana❤👋👋👋👋👋👋👉👋👋👋

Omar-
Автор

Jeel caashaq = Baahi caashaq
Jalbeeb = waa hadal ah sheeko ama kaftan aan turxaan lahayn oo laba qof u dhaxeeya.

Hadaad muran

akae
Автор

ArimeeHeeNa inta Rabto inuu Remix kaso saMeYo like Saar🔥

caishaapdi
Автор

Arimaheena wlh legend lahubo waaye
Kawrn editing laguma gaaro heesta iyo Codkaa laguuu Kala Bixiyey micnaha Codka Hda Sifcn Ayan umaqlynaaa
Hda dareensanthy like dhac kusiii
Keep going bro 😂😂😂€ Arimaheena

fazwanyareofficial
Автор

Arimaheena heerka uu ka gaadhay editing ka ma jiro qof soomaali ah oo ku gaadha ufiirso Music ga iyo codka heesta wuu kala saaray oo music ga wuu naaqusay si aanu claim ku u saamayn✌✌
Guulayso wll arimaheena

bashiirafrica
Автор

Tageeero number one Ari ma he na❤❤❤✔✔🇸🇴

osmanmohamed
Автор

Arimaheena profesional
Noqday inta iguracsan like ana u horreye

MurtiEntertainment
Автор

( jeel caashaq)
Waxaaa Laga Wadaa (Baahi Caashaq😗)

rkofficial
Автор

Arimaheena you very advance in Reaction
100%
Perfect
Keep going

britishahmed
Автор

Mashallah hory usoco ciid Mubarak🇸🇴👍 ciid mubarak keena team arimahena 😊

ladancookingandbeauty
Автор

Jeel cashaq ...
Waa xabsi cashaq .
Arimahena legend 💕🔥🔥🔥💞

suweyarts
Автор

57 minutes 10k views 446 comments keep going legend.

qalbisafisafi
Автор

Jeel wa mahi ama xiso kle jeel cashaq hormar wcn wll arimaheena 👌👌👌

sabnaamaxmed
Автор

Jeel ...waa ... xabsi
Jeel caashaq
Jalbeeb...waa....dugsi/wehel
Jalbeeb hadal

Heesta oo lyrics ah halasoyaaco
👇

elmilyrics
Автор

Hhhhh arimehena cdi mahan wlhy😂❣👑👑wa iga gadanthy pro💸💸wn ku taageera🤘

fataxmaxmed
Автор

Wan iska fiirsaa ku lahaa arimaheena fantastic reaction 👌😂

nimcaanholacjr
Автор

Masha Allah arimahena ani reaction dhan ma igu socdo bis waxa ad ujeclahy muqalkaga Side udubto iftinka adiga io osman hassow wax idinka muqal qurxan ma arkin

abyanahmed
Автор

Eryaga jeel caashaq waxa laga wadaa 《Baahi caashaq》
Inta igu raaacsan like ha ii saarto

fitaahcadde
Автор

ARIMAHEENA BRO REMIXES KASOO SAMEEE KK

HADAA IGU RAACSANTHY LIKE

zii___baazid
Автор

Bro arimaheena jeel waa xabsi wadsaxantahay macnaha heesta waxawaye intan jelcashaq galin qalbigan kulajora ukalay saswaye bro and wankusalamaya bro arinaheena wan kutageraa bro keep going bro

cumarilkacase