WARKA HABEEN EE SNTV 23 08 2020

preview_player
Показать описание
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Asc wasiir oomaar waa lasoo daahday haddaa runta ka hadlo gaadiidka cirka waa ku guulaysateen.masha Allah laskiin gaadiidka dhulka waa ku fashilanteen

safiaali
Автор

Tv-ga qaranka waxaanka codsanayaa in ay si toos ah ay noogu soo baahiyaan fb iyo youtube-ka sida ugu dhaqsaha badan mahadsanidiin

ibraahincige
Автор

soomalida waxaa ku badan dad badaw ah ama jaahil ah. meesha ugu dambeeyso ee airport ka Lama galo in aad dhoofayso maahine. waa maamul xumo kujirta garoonka .somalida waa dad aad u dhago afsg3 marka sharci adag waa in uu leeyahay garoonka haddi kale garoonka amaankiisa ayaa khatar galaayo oo nabad diidka ayaa jaanis ama fursad u helaayo in ay si fudud kuso galiyaan qaraxyada .🇸🇴❣

safiaali
Автор

NINKII NIN REG AH OO LABO XINYOOD KUYAALAAN LAKE HA II SAARO
KHASAB MAHAN BARYO WAAYE

sakimohamed
Автор

baabuurta taargo soomaliya ayey wataan oo kaso dagto dekedaha Somalia ayaa wax lagu qarxiyaa muqdisho. baabuur aan tayodoodu liidato ayaa lagu wataa magaalada oo ma laha in uu maro Mot .si loo hubiyo in uusan eheyn baabuur wax u dhibaayo bi ada ama khatar ku ah marista wafooyinka oo laga yaabo in uu shil si fudud ku galo.

safiaali