Musalsalka Dhagar Xalqada 21aad

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Filimka waa filim fican oo dhaqanka iyo wacayiga metelaya lakiin hal codsi filimka isbucii sadex mar no soo geliya

cabdimusemadani
Автор

Anaa xalka hayeanaa haya: ninka carabka ah ee ay jeceshahay lacagta hakasoo qaaddo ka dibna isga caw hakula seexato.kkklkkll

Sirad
Автор

Walee Inantii Liqliqa Lacagtii Waa
Lagu Haystaa😂😂😂
Booraan Ha Qodin Hadaad Qodana
Ha Dheereen Ku Dhicidootaana
Mooye😂😂😂❤❤❤

BoyMahir-xu
Автор

Sadiiq guurso gabadhey ladan oo yamanigii xumeeyay oo ilmo wadata hakusoo martido insha allah

FatumaAli-dq
Автор

Adkaatey waa inoo halqada xigta, ogow lama huraan waa caws jilaal ajaanib ogow kuma xurmeeyo waxaa la yidhi kam shaafnaa marakiib macadala huuri, waxaad ogtihiin gabdhihii soomaaliyeed ee guursadey ajaaanib halkey ku dambeeyen

abdiwarsame
Автор

Lacagta Sidiiq waa in Yamanigu soo bixiyaa, hadduu gabadha jecelyahay, haddii kale ha inna dhaafo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅.

khayr_jecel
Автор

Qatan dee aabeheed iyo walaalkeed may dhrgiyaan, dhaxalkeeda iyo meherkeeda ba liqa waa yaqaaniine. Iyagaa wlei iyo qawaamuun ba u ahe maxay umada uga qabsan waayeyeen. Aabeheed ba saxan walow aanu reerkiisa wax ka ogayn.

fs
Автор

Inankii sidiiq imika ma inantii xafsa la siinyaa😂

NiciimaMaxamed-koof
Автор

Xaalimoy Faarax xoolihisa iska ilaaliya hadii kale xisaab aya kaa dambaysa 😂 sida Ladan

bilana
Автор

Filimka habeen kasta soo dhiga waaku daalnay sidaa u sugaynay

NajmaCabdirashiid-sr
Автор

Maamadan iyo gbrteeda rurun mee isku dhalen mise waa qaraabo waa isku egyihiin said

safaabintuisse
Автор

Hayaay naa habarta iska qabo walee dhaqad u eegto waxa lay tusay yadoo kugu dartay 😂😅

MaasNoJumbo
Автор

Intaad gadataan ladan kadibna lacagta bixisaaan iyada kii gatay oo ga hara😂😂

Muno-lp
Автор

Filimka qaybtii ree miyiga ayaa shidayee ku soo dara hee universal tv

ZalmaDheg
Автор

Ileen filnka magciisa iyo sidaY. Wxa udhacyaaN waa isku mid

BarkhodAxmed
Автор

Gabadha hoos bay ka qosleysaa wiilka way jaleeci jirtay 😂😂😂

FatumaAli-dq
Автор

Sucaadey gabadha kan cowlan baa qarjajaafaye quraan saar 😂😂😂

FatumaAli-dq
Автор

Filimka 17:00 ama sida loo yaqaano 5:00 ma nooga dhigtaan team universal tv 📺

CabdikariinAxmed-fe