Sagootintii Malaysia & Tiina oo la ilmeysay OMG😭😭

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Muniiir inu cayilay inta ila aragtay like saara🤣🤣

cjboy
Автор

Hanad omar yaa umaqan tiina waad kawada tagteen😭😭😭

queenhafsa
Автор

Ramadan mubaarak inta ramadaanka jecel ismuujiya

wllsuperka
Автор

Gabdhas maskiin wey lii cato wuu ka tagay adigan waa ka tagtey welhel u ehedn wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭

safiashukrisafia
Автор

Walaal mcn safar salaama walaahi caloosha nahuriisay by by😭😭😭

xabibomaxamed
Автор

Tiina Ma areg wlhi Ruux Ka Qalbi Jilicsan😪😪😪 Abayo Illahaay Ha ikadayo

mobulhanlyrics
Автор

Safar salaama hanad soo dhawaaw welcome🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

queenhafsa
Автор

War gabdhan Tina ah isheeda ine idinku dhacdo maka baqeysiin miya ooginti aaka dhamaty midkastoo Malaysia ka taga ay ugu oyneeysay bal ayadana kaxeeya mar😂😂🤣🤣🙏✌

mrs.kulkarni
Автор

Sxp WllHi # Tiina Farey Miskiin Waaye Sxp WllHi Liicaato wuu Ka Tagay AdinaH Wad Ka Tagaysaa ..WllHi WeHel iyo Walal Ba Wad U, , AhaydEEN ..AllaHa Ku Nabad Galiy0H AdinaH ...Sxp Hanad ...U soo Dheereya idinkana PleazE

wllronii
Автор

Safar salaama wll qaaliyaa illaaheey haku Nanadkeeyo 🙏🏼👏💪🇹🇷🇹🇷🇹🇷

sadaamcawke
Автор

Ina rabta inay tiina timaado turki dhac ku siiya❤

liibanabdisalam
Автор

Hanadow sugaal cumar. La dhaho ma kula dhashay oo muqdisho joogi

jiyaapea
Автор

Waaw walalkey hanad omar safar salaama insha alah

zahragaladhasan
Автор

Walal igu qaali hanad omar safar salaama wll mcn alle haku nabad geeyo wll🤲🤲❤❤🇹🇷❤🇸🇴❤🇹🇷🤲

hamzaaliahmed
Автор

Safar salma Hanad ku Sodhowoow from Turki ✈✈✈

cabdicaziizaalta
Автор

waan idiin ku fanaa adiga iyo liban adn cali allah ikiin dayo allah idiin wada xafido ilxumi idiin ma aragto insha allah adiga iyo liban insha allah faraxadiinu waa faraxadeyda hanad iyo liban sidaas ula socoda insha allah

نونيمحمد-ضر
Автор

Ale haku nabad galiyo nabadeey iyo nooli kunandee 💙💙💙💙

hibohusseinn
Автор

Hanado abwe ani wayaba nahay mx u darema sidi ina ani iga tagesid wa murgay wlh ben kuma shegayo xly mrka arkay ina baxesid ❤🙈

raxmaruuxi
Автор

ax walahi wa xanuun marka katagayo wll aad isfahanteen sorry abayo tiina insha allah waad is arki doontaan hadaad nooshihiin 😭😭😭😭😭😭

rayaanmaxamed
Автор

Hanad sxp safar salaama Allah ku Nabad geeyo in sha Allah

kingajfilmsvlogs