Ku soo dhawaa Jamacadda Istanbul Arel University

preview_player
Показать описание
Haddi aad tahay arday danaynaayo in uu wax ku barto jamacad tayo leh qiimaheeduna jaban yahay ku soo dhawaaw jamacadda Istanbul Arel. Jamacadda Arel waxa ay ka mid tahay jamacadaha khaaska ah ee ku yaallo istanbul, arel waxa ay istanbul uga taallaa dhanka yurub waxaana la aas-aasay 2007 waxaana hadda dhigto in ka badan 12000 arday ah.

ISTANBUL: +905075674336, +905523674336, +905550774336
MOGADISHU: 0613363604, 0613363603
HARGEYSA: 634451500, 633933444

🚀 We recommend you to visit the links:

FOLLOW US:

#askunicom #studyinturkey

Study in Turkey,Study in turkey Istanbul,Study in Istanbul,reasons to study in Turkey,Why study in Turkey,best Turkish universities,study in turkey الدراسة في تركيا,study in Turkey vlog,study in Turkey for free,study in Turkey scholarship,study in turkey in English.,study in turkey agency,study in turkey medicine,study medicine in turkey university,Waxkabaro Turkiga,waxkubaro turkiga,waxbarashada turkiga.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xafiiskiina Mogadishu xageen kala xariiraa ma iga caawinkaraa in aan visa helo acceptance letter ayaan kaheystaa Istanbul Arel waxaana iga caawiyey xafiiska Askuni ee Istanbul mahadi hakagaadhee

samadoon
Автор

Istanbul Arel waxaan kahelay acceptance letter ee please visa makusooqaadankaraa

samadoon
Автор

Gudoomiye master degree ma bixisaa kuliyada construction engineering management

engcalanle
welcome to shbcf.ru