XIDIGAHA GEESKA DAD GOBI KUMA KALA DHIINTAAN OFFICIAL 26 JUNE 2024

preview_player
Показать описание
Ereyadii Sidiiq Burmad
Laxankii Beele
Music Ayuub Haruun
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Abwaanada kala qiimo badan oo kala xalaal ah Sadiq burmad runtii waa abwan garasho leh oo si nadif u gar naqsanayo cajaiib lakala hodan sana

theappaz
Автор

Alleylahe Sadiiq Burmad cimaamaddii buu noo celiyay. Cuqdadu waa sun aad cabaso adoo moodaya inay dilaso cadawgaaga.

Guuleedagaabeeye
Автор

Hadii shalay laysku dhacay
dad gobi kuma kala dhintaan
dhibaato kol soo martee
Waxaa dhalashaa ka wayn❤

Waa hees cajiiba runtii, abwaan sidiiq burmad halkeeda ayaad dhigtay abwaan,
Waad gobanimo heestay

mohamedamiin
Автор

Waa kuwan dadkii xalaasha ahaa
Xidigaha ❤❤

hanadproduction
Автор

Xidigah ka fiican dad aqlaaqleh oo dadka kale ku xadgudbin fananin jira jihiin wan idin wadana hada nahay rer muqdisho qadiyadina xura utihiin ❤

shamisali
Автор

Xidigaha geeska Ayaga matala somaliland❤️🤍💚

King_Ordaye
Автор

Xidigaha geeska ❤ Wll Like Ha Ila Dhaafin Commentigii Ugu Horeeyay🤫💯

khaalidwali
Автор

Waa kooxdi keliya ee lawada gesanjiray waa dadka fanka logu talagalay xidigaha gesska keep going ❤ suuganti hooyga fanka ayad haysan

abdiali
Автор

❤qadadweyn wax fahmo suugaanta khayr iyo sharba ku sheegnaa ila talyaani

GuuleedYare-em
Автор

Mashalah Mashalah from kenya wajir one love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

mohamedhassan
Автор

Somalidii asalja ahayd waa kuwaan dayax band Waa oromo kuwaasi

ExcitedComputerChip-wszz
Автор

Midhihii c/raxmaan maxamed c/laahi (ciro)
Laxankii xirsi cali x.xasan
Iyo codkii xidigaha geeska

mubaarikabdiwahab
Автор

❤❤❤❤❤❤Ishee Calaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤Från Muqadishu❤❤❤❤ Horye uu Socoo❤❤❤❤Somalilander❤❤❤

shukriali
Автор

Maash Allah tabarikalaha Somaliland 💪💪💪💪💪💪 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

deeqadhudi
Автор

Somalia 🇸🇴 waa 1, dhiibaato dhacday 1988 somali kuma kala go'ayso ee wixii dhacayba dhalashaa ka wayn. Eesh cala abwaan. ❤

amineroyal
Автор

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mnsh allah somaaliland guul iyo gubanimo 💚 🤍 ❤️ 🙏

Farahahmed-hcrx
Автор

Haddi cidi gobanimo heestay waa ku wan xidigaha geeska ❤

mukhtarxiis
Автор

Somaalida meel walbay joogta waa walaalo ❤

fadimohashi
Автор

Xidigaha geeska io abwaan burmad wa dad dhiigle oo wllnimada yaqaan

mustafeasad
Автор

waa fanaanii dhiban war soobaxa xamar imaada

AyanIgal-hf