Goos Goos: Galmudug 1-2 Banaadir.Tartanka Kubbadda cagta maamul gobolleedyada iyo G.Banaadir.

preview_player
Показать описание
Welcome to Astaan Sports channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications to see the best football boot reviews, events, interviews with the world's best football players, freestyle football and much much more! This is #astaansports

For More:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Banaadir meeshay xudunteyda ku duugantahay ❤

noface
Автор

thanks astaan for your incredible work

hassanyare
Автор

Awlaadul caasima weligaaa haka shakinin❤❤❤

adandiiriye
Автор

@Astaan Sports --- Sanadkaan Kaamirooyinkii saxda ah ma haystaan. Sidaas ma ula socotaan? ....Mise settingska baa idinka khaldan? ... Shutter speed iyo aperture ka iska hagaajiya....speedka kubbadda kaameradaa isticmaaleeysiin mala haysan karto mise settingskaa khaldan

morash
Автор

halistaaa awlaadul caasimah Masha'Allah koobka Banadir a iska leh In Sha'Aallah🥰🥰👏👏💪💪

kheyralnisaatube
Автор

Ciyaal Gobol galabta Come back cajiib ah baan ku sameenay Xoogweynta Banaadir.❤️💙🦁💪

Jaalle_Moha_F
Автор

Awlaadul casimah mar wlba guusha idinkaa leh koobka caasimada ha laga dajiyo insha allh ❤🎉💪

sumayaaliabdi
Автор

Maasha allah guul guul gobalka banaadir

madinaali
Автор

Horaan idinkgu shegaay kobkaan banadir dhafi maaaayo😂❤

Özge_BalaM
Автор

banadir ❤❤❤ isma dhiban guulesta gesiyashena❤❤

CumarGaabow
Автор

Viva banadiir meshaan ku dashtaay ❤💪🇸🇴

abdikarimismail
Автор

Best banadir ciyaryahanada sanadkaan pleyrd guul banadr

mohamedabdi
Автор

Awladu Caasima Banadir waliga haka shakinin 🇭🇹❤️🫶💪

amiinabdi
Автор

Galmudug wka so keeda 😂lkn ani awladul casima ahy xudunteyda xmr talaa koobka anaga leh i.a 🎉❤

YabraCade
Автор

Banadir is not easy wa hoyada gobolada❤❤❤❤❤❤

ubxmohamed
Автор

452 Xamarjabjab jaduusan ku darin. Dhoore waaye kaa.
Galmudug maa ba Banaadir, Waligeed Jabsatay.

In la weeraro Beey ka baqaan. 1gool ka badan kuma raayaa.
Ilbuun Ayakoo ah ma rabaan ineey baxaan

COD-MIIR.
Автор

Reer galmudug in laga badiyo waxa ka danseese tii feeraha weyneed o tiri ninki goalka 1ªª dhaliya iguursanaayo😂

Ibraahim.