Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay 50 xubnood oo kala socday Bahda Garsoorka iyo.......

preview_player
Показать описание
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta tababar u furay 50 xubnood oo ka socday, Bahda Garsoorka Gobolka Maroodi-jeex iyo Guddiyada ay wada shaqaynta leeyihiin.
Рекомендации по теме