Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)

preview_player
Показать описание
SMS (SKIZA 9380081 TO 811) Safaricom Kenya.
This Music Video Shot In Kuala Lumpur, Malaysia
For Bookings Call+254729623459
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

🥰 Yaa dhageysanaya heestan 2021 Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya ❤️

nageeb-mohamed
Автор

Dunida ma soo maRin qof La miD Ah Nebigeeni muxamed Ah scw   ku Sali Wal qaali oo ku cel celi ilahay Haku xafido aakhiro iyi Aduunba aamiin

Siciidbashaash
Автор

Hassan Gantaal legend .
The first Somali song recorded Malaysia 🔝

libanpac-cgmn
Автор

From Uganda, I don't understand anything but enjoy watching your music, good people.

ozilhajarah
Автор

I’m from Sudan 🇸🇩 I love somali 🇸🇴 music ❤️

howtonow
Автор

Haplaheena kama qurux padno wlhi viiiva gbdhahena somalida❤❤ keep going legend gantaal mesha ka si haay

abdalleabdulkadir
Автор

Lyrics Qaali Luula by Abdirahman Yakub

Noolaa qofkii helaa qootaan joogsigeediyo qoorteeda dheeriyo
quruxdeeda farabadan 2x
Liibaan ninkii qayb iyo qoys uhela oo cidii qalaafiyo qoraxay ladaga bari burco baalaheediyo qabri dahar ladaga bari 2x
Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya way giimo badantee
Qunyar yaa udaawadaa 2x
Yaa abid quweeyoo xushmeeyoo qadariyo kuyidhaada qalanjiyo qawl dabacsan waligeed 2x
Qaamuusku meeshuu buugta uuka goray iyo qaraarkii kismaayaan aroos kuu qaban laa qaybihii nugaalbaan aroos kuugu qaban laaa 2x
Qaamuusku meeshuu buugta uuka goray iyo Qardho iyo Taleex baan aroos kuu qaban laa Burco iyo qaybaheedan aroos kuugu qaban
Waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya way giimo badantee
Qunyar yaa udaawadaa 2x
Like and Subscribe fadlan mahadsanid ❤️

arbazgamer
Автор

I'm a gambian🇬🇲 but sometimes i do listening to Somalian music's. Because it's make sense to me that's why.. secondly i wish i can hear what they're saying. Really 😘

ensacamara
Автор

Nabiga ku sali scw scw scw scw scw scw

Amran-iumc
Автор

All credit to Arimaheenna😍. Quality vedio. He has taken Somali music industry to another level💪

jeyjeymohaa
Автор

i felt this ireally miss my husband was away job for six months we haven't seen each other bt coming soon in shaa Allah may Allah make him come safe and sound😢

Raliyaibrahim-xtzx
Автор

Arimaheena hadad Qoralkaan aragtay sxb waxan ku leyahay
Hesaha ad fananinta ka dubto way shidan yahin lkn gabdahena yay marnaba mesha kaa marnan
Wayo ayaga ku qurxon
Wax la amano ayaga ugu wanagsanee
Hadad igu racday Like ii sara
Gadahena somaliyed we love you😍😘🙏
Hassan gantal horay u soco sxb xidiga nbi adiga ah

djrashkavlogsandfilms
Автор

Nice Song Mr Hassan Gantaal never give up keep going on Lol!!!!
Greetings from Munich Germany....

zakihassanabdi
Автор

waaaaw waanba iska taaageera kan yari
nolol qurux badan wllkey
from Mugdisho ❤❤❤❤

nysaanisamoalimabdulaahi
Автор

My home sweet Qardho Waayo kula lada Qardho wayo kula daga❤Qardho❤🔥 Alfanaan Xasan gantaal🙏 go forward

anzalhilal
Автор

Style, cod iyo quruux ilaahay wakuugu deeqay MA👏🏽🤜Hassan Gantaal 😍😍😍hoore u soco ❤️❤️❤️

uniquegurl
Автор

Naagaha dhahayo gabar soomali maxu ula qadi wayay horta baayoyiin qofka asaga choice iska leeh tankale fanaankan waa jecel yahay hablahaa soomaliyeed qadarin iyo qimeeyn u uhayanaa sidaan inuu usoo qawiyo ma rabo 😊bartaa kaaga haay gantalow

shamsoqueen
Автор

Hassn gantaal inta ila aragty inuu heestu dalxiiisku ku badan yahay oo marba meel lagu sawirayo liketa igu casuuma

amalsalebanaden
Автор

Masha allaaah wiil hoog ubixii jarar jano dhagax buur inaad kudhalatay dherer kaaga ayaa cadayn u ah nolow ina adeer qaaali hasan gantaaal 🌹🙏

deeqkoosar
Автор

Waxaaso midhanba naga dhashay allaw noo dhawr wilashanada Viva ogadeen badane 😘😘😘😍😍😍

malmihiiwacnaawaysoosocdan