DAAWO KHUDBADII AADAN BARRE DUCAALE EE KISMAAYO

preview_player
Показать описание
FADLAN HA HILMAAMIN IN AAD SHARE GAREYSO OO LA WADAAGTO ASAXAABTAADA KALE.

SUBSCRIBE DHEH PAGE KEENA SI MUUQAALADA DAMBE AAD ULA SOCOTO.

HORYAALTV WAXAAD KA HELI KARTAA.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sh.sharif xilligiisii isagoo diidan bay ciidammada kiiniya soo galeen kismayo

yusufaflahar
Автор

KAN SOMALI LAGUMA TILMAAMI KARO WAA WACAL AAN SOMALI KA DHALAN OGOOW XIL KA IYO JINSIGA WAA LABO SXBOW AWOOWAHA IYO ABSHAXANKAA WAA SOMALI SI WALBO OO KENYA ISKUGU DHAJISO WAXA KA TAHAY EEY EEYNA MA DAAHIRMO MAALIN CIQAABTADA WAAD MAREE SOW U MARAY CABDI ILEEY EE ETHIOPIAN

najiibahmed
Автор

ceeb hadi loo dhiman lahaaa dad badan oo afka leerinaa maxeey ceyb udhiman lahaaayeen

bulshaawimedia
Автор

Kano kalana ilaan xili wuu qabataah wara aniga malaya dooroto

sadiahussein
Автор

War waxu maahmaah xumaa ma sujuu baa mise keenyaati afsoomaaliga bartey

jamaali
Автор

waar ileyn ceeb looma dhinto xasan sheekh maxamuud iyo sheekh shariif weli waxay doonayaan madaxweynenimo.

khadarmaxamuud
Автор

Somali bada iyo barigaba dhiig iyo qashin ayee kabuuxiyeen aniga wadankoo dhan umaqalmaane halaqaado iyagana hala adoonsado ayee kufiicantahay waa umad wax iskuquurin duf kubaxa duli ayaatihiin

marwoyusuf
Автор

tuuga somali ka dhashay sharafta allh kaa qaado

khaalidhawa
Автор

Waa ninkii raali ka ahaa in ciidamada kenya ah galiyey somalia waana tuug cun

abdilleahmed
Автор

Qaxootiga ayuu furan jiray tugaan asagaaba ciligaas qaxooti ahaa

abdilleahmed
Автор

Ninkaani waxa ow daacad uyahay dalkiisa kiinya waxana ma hagrado ilaa ow hamiyey inow kaynya ku daro goba lada somalida qaarkood bad iyo bariba lkn waxaan layaabay nimanka dhagaysanaaya warkiisa waxay ahayd inlaga mamnuuco somaliya in warkiisa ladhaysto iska dhaafe

maxamedibrahimafrax
Автор

Tuuug afsomaliga bartay oo raali ka ah in badda somaliya lagato waa mid kula dhashay oo shaati kale qabo waa waa nin waligiis guumausi kujiray waana nin guumeesi kusookorey oo a saga iyo dadkiisa

abdilleahmed
Автор

معاذ الله
Markaan noocan oo kale arkaan jijidhicoodaa kolla waxaa igu soo dhacda iska samir waa laga bixi doonaaye
Kolla waxaan xasuustaa xadiiskii nebigeenna maxamed (scw)
الحديث الصحيح
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال:قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:((سيأتي على الناس سوات خدّعات يصدق فيها الكاذب ويكذب فيها الصادق ويؤتمن فيها الخائن ويخوّن فيها الأمين وينطق الرويبضة))قيل وما الرويبصة؟
فقال:((الرجل التافه يتكلم في أمر العامة))!!!
صدق رسول الله صلى عليه وسلم:!!!

Xadiiskani wuxuu ma sawir dhaba ka bixinayaa talada iyo marka Qiyaamu saacuhu soo dhowaado ciday u gacan geleyso
Waaxaa la rumaysanayaa kii bellawga ahaa waxaa la been sanayaa kii runllawga ahaa ee khayr miidhaha ahaa ee bulshada danteena ka talinaayay waxaa la, aaminayaa kii khaayinka ahaa ee khaayinu wadanka ahaa
Waxaa khiyaamoole lagu sheegayaa kii aaminka u ahaa, dalkiisa iyo dadkiisaba, ,
Waxaa hadlaaaya wax ma garatada aan adhiga lagu aaminin
Waa ayyo rasuulkii allow wax magaratadu, waa maan gaabka tiisii oo dayacan danta caamka ah ka hadlaaya waa cajiiiib, , , ,
Alla soomaliyeey dhibku ma meel kaluu inooga yimi walaalayaal waa taladii dadka iyo dhulka soomaaliyeed oo illaa burbukii maangaab iyo isma dhaanto u gacan galay,
wuxuu kaloo rasuulku yidhi
(إذا اسنذ الامر إلى غير أهله فأنتظر الساعة)
Marka taladu gacanta u gasho cid aan ehel u ahay waxaad sugtaa waa saacada Qiyaame;;
Haddaba waxaan odhan lahaa seddex godob oo keliya wll
1_Waxaan odhan lahaa aadan barre ninyahaw waxaad ogaataa in aadan waxba ula hadhin Burburinta Qara, n nimada soomaaliya"
*dhinac siyaasayeed waad ka weerartay aadanaw oo waxaad ku sheegtay siyaasiyiin teeda habar uun satay, !!!!
Waa takale mrakaad maamul goboleedada kiniya sheegasin waxaad ka dhigaysay abbotoore oo macneheedu yahay gudoomiyayaal ama badha saabbayaal sida dadka Qaarba u yaQaannaan
Hase ahaate waxaadan ahay baad is moode waxba malihide adigaa lagu leeyahay العبد عبد ولو طالت عمامته
Halka kuwa soomaalidana aad ka dhigaysay rag siman oo isku mida xaga derajada illaa markuu hadalka soo xidhaayay uu tiriyay 10 madax wayne in ka badan, ,,
waa wax Qofkii damiir iyo garaad somalinimo uu ku jiro aad iyo aad uga xumaado!!!!
*dhinaca dhul ahaan iyo xad ahaanna waad ku xad gudubtay oo kismaayo waxaad ku dartay kiiniya iyo waddanka gumaystu hahsto ee soomaliya (NFD)kuwo illaawaya ma nihin dhaxal tooyadii aabayaashood iyo awoowayaashood maalin uu waanu soo dhicin idan alle,
(وتلك الأيام نداولها بين الناس))
Ninkan midabka sare soomaali baad moodaa hase ahaate Qalbigiisa iyo garaadkiisaba soomaalinimo waa ka dhimatay, , walaalayaal wuxu ninkani dib ii xasuusiyay habeenkii 1960 iyo beerta xoriyada hargaysa farxadii iyo madadaaladii say u socotay baa waxaa iska soo kacay nin abwaana oo la yidhaahdo Guhaad cabdi gahaydh markaasu wuxuu yidhi##
*Good iyo abees baa isbadalay garamaysaane
*Goraygii dhashiibuu tagay guumiska ahaaye
*Gocondhooyin baa aasan iyo mici gabaareeye
**karal kaama guurine halkanuu guud madawyahaye
Laakin aadanow waxaad ogaataa dadka soomaaliyeed ka adkaysi hiil iyo hooba badan kuwa aad afkooda ku hadlayso ee kiiniyaanka ah""
**Gob laciiftay waa la arki jiray gunise waa liide**
( Gabyaaga /cilmi carab cabdi)
Ereyga laciiftay asalkiisu waa erey carabiya/الضعيف/
Daciiftay/daadkii buu ku baday laam macnahaan waa saa
Waxaan ku soo uruurinayaa ninkan khaladkiisa anaan ka gayoonayn wakhtii salaadoo dhow awgii iyo khalad kiisoo badan dartii, aadanaw somalidu waxay ku maahmaahaadaa
(BaQal dameero la daaQday dameer bay is moodaa)
WALAALAYAAL WAXAAN KU XEJINIYAA QODOBKA LABAAD OO AHA
Raga meesha lafadhiya ee sacabka u tamaaya Qoslkana uga jacsiinaaya iyo hablaha daaha gadaashiisa uga mashxaraadaaya
Waxaan u badinayaa waxaa dareenkeeda ka Qaaday xumaatada intaaa leeg iyo joor falka uu kula kacay dalka iyo dadka soomaaliyeed dhaQankooda iyo afkooda hooyo iyo weliba hidda suugaameedooda suubban, aadan barre,
Waa sikale waayo waxaa fadhiyay meesha hadlkaasi uu ka baxay boqolaaal soomaaliya oo nooc walba leh waxaan indhaahdo garan maayo oo aan ka ahayn hadal aan ka soo gaadhnay awoowyaashyo
Ninkay layaabaan sida gurucan ee uu ushaqaynaayo ama ay basaasnimo u Qarinayaan ayay ku odhan jireen wll (annagu ku sheegi maynee camal kaagu uu ku
DAD WAYNAHA SOOMAALIYEEDNA WAXAAN IDHI SIIBA DADKA DHAQANKA DANEEYA
Ninkan loogu yeedho aadan barre waa in maxakamad lala tiigsadaa intay doontaba ha Qaadatee, ,
Maaxaa yeelay walaalayaal ninkani dad ahaan ugamaynaan badbaadin dhul ahaanna ugamaynaan badbaadin
Siyaasiyanna waxba inooma reeben
DhaQanna iskaba daa----'
Gaar aahaan dadka dhaqanka iyo afka daneeyaa waa inay bog madow ku Qoraan waayo anigu waxaan u arkaa belo u soo hoyatay milgihii iyo dhaqan kii suubbanaa ee dadka soomaaliyeed ku faanijireen
Gadaad u fiirsato wuxuu ku maahmaahayaa waxaan dhaqan inoo ahay oo cayy qayaxana
((يا ايها الذين ءامنوا إن تنصر الله ينصركم ويثبت اقدامكم))سورة محمد)
(اللهم اجمع كلمتا على الحق يا رب العالمين)
(ربنا أفرغ علينا صبرا وثبت أقدامنا وانصرنا على القوم الكافرين)
(فهزموهم بإذن الله)

abuusalmaancaraale
Автор

Beenwaas kiiniya way laysay dhalintii NFD

yusufaflahar