WAX KA BARO BEESHA DIR IYO MADAXDOODA

preview_player
Показать описание
WAX KA BARO BEESHA DIR IYO MADAXDOODA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dirnimo from Duriyada Shiekh Isxaaq bin Ahmed bin Mohamed Ciniftire

osmandegelleh
Автор

War anigana igu dar in aan ahey drs ka dhalatey dir gaar ahaan beesha akisho😅👍👏🇸🇴❤

thestrongperson
Автор

Biyamaal taariiqda ay leeyihiin iska daa soomaali ee waxaa buugaag waaweyn ka qoray dowlada taliyaaniga 😅

zaphwaanyouzuv
Автор

Adal Empire saylac viva awdal marbay somalida u talin jireen 😓

nastafilms
Автор

Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha

CalmadoowCismaan
Автор

Dir waa power ka geeska africa from isaaq maxmed xiniftire

Abdirashidcalanle
Автор

Qamaaan bulxan maxuu yidhi

--- iidoor dir weeyee haduuu duulan soo kiciyo
---dunji habar magaadluu haduuu dabarka soo gooyo 💓💓
Adeer isaaaq waa dir ciyaalkiinan meesha ka nacnacle Taarikhda soo baadha

cabdimawel
Автор

Taariikhda Somalidu wxy kasoo bilaabantaa SAYLAC. Waayo waa halkii diinta, ganacsiga & ilbax-nimada kasoo gashay Somalida. Saylac waxa iska leh beesha DIR gaar-ahaan beesha Gadabuursi. Gaar-ahaan Maxamed Case❤🙏

Ahmed_Rainfall.
Автор

Magacaygu waa cabdi Casiis ibrahim waxan ahay beesha dir

dhiijaymajidofficialdhiija
Автор

Qabiilada qaar wax badan baa ka sheegtaa qaarne waad qarisaa dadka hakuu sinaadaano hada waxa katakty siyaasiin fara bdn oo beesha dir kmid ah sida muuse biixi siinlaanyo riyaale Saleebaan Muslim cigaal c/raxman tuur feysal Cali waraabe c/raxman cirro seylaci cumar carte iyo wiilkiisa sh.dirir sh.mustafe iyo kuwo kle oo bdn oo hilmaamay teda kle ani ma ahi besha direed lkn waanu jecelhy

halaalmedia
Автор

Masha allahi ellahi hanodoro dir mahamed besha madaluuga

hafsahussein
Автор

Isaaq waa sheekh isxaaq ibraahim
maaha dir dina waa beel in yar ay ka thy dir waa dir waa beel is bahaysiya oo qabilo hab deegan u dagan ku dhisan kuma dhisna dhalasho wax yar ba ka runa sida biyomaal ciise godabiirsay jaarso
Gaadsan gurgura iyo akiske

khalif
Автор

Maxamed xaji ibraahin cigaal mee lahadhyahow?

faisalsheekh
Автор

Rsysul wasaarihii 3 aad ee jamhuuriyada Somaliya aun maxamed xaaji ibraahim cigaal maxaad ugu Soo dariwayday mise samaroon baad meesha nagu barin dhowrkooda madaxda Soo noqotay

aligatah
Автор

gabayadii horre waxaa ka mid ahaay
Dir waa dabac iyo agoone iyo duqoowdi fiqi walal.
dabac iyo agoon wa cabdalle/surre
fiqi walalna waa qubeys/surre

husseinahmedibrahim
Автор

Dirnimo guuleysta boqortooyo from biyamaal maxamed xiniftire

zaphwaanyouzuv
Автор

WAA IRIR SOMAALI WAA UMADA ISKA LEH MAGACA SOMAALI WAA UMAD BAAXAD WEYN WAA AWOOD KA MID AH AWOODAHA UGU BADAN GEESKA AFRICA

abdiaziizahmed
Автор

Hadaa hawiye iyo isaaq maa.walaala 😁
Hadii ay modooban
Amaay doon nasaraan 😁darood 😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁😁

superfun
Автор

waa maxay Sababta aad u sheegi la'dahay Madaxa Maha Dir doqonow e bee belaha Isaaq iyo Surre

garaadmaalmedicalservices
Автор

Ina cigaal
Xasan guuleed abtidoon
Riyaale
Dr cabdul majid xuseen
Ismaciil cumar geelle
Ahmed shide
Madaxweyne iid dds

Cawke
Hereri
Ina diur qadhaadh
Muuse biixi
Tuur
Cilmi boodhari
M.mooge
Ina godane
Dirta caamka waxba kama yaqaan

suldanxanuujiye
welcome to shbcf.ru