Sidee ku iman karta dalka belarus🇧🇾 adigo sita passport somali🇸🇴❓

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allah gakie wlhi waa muuqal cajib ah❤

a.rahmansalafi
Автор

Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️

luu_la
Автор

Mashlaah Hore Usoco
Noo soo Badi Volgyada Guulaa Kuu rajeena

zakiaywa
Автор

Sxb hadan bay larus imado yurub ma usi dha fikara jawab

AnwarDayib
Автор

Sxb waxbarashada jamacad Lee miya mise school waa kujiraa🙏

DaahirxuseenMaxamuud
Автор

zxp xujada naga daaya oo soo geloiya step by step idinkoo mahadsan

yoolarshe
Автор

Maansha allaah waa macluumaad wanaagsan wll waxaad iisheegtaa 6500$ ayaa laydhahay ee iisoo jabaa oo isiiya full information

engkaderabeib
Автор

Waan ka nala wadaag sxp aad ban ugu bahanahy.

Abdirahimcaana
Автор

Waxaagu waa view Doon lkn waanu kee share garaynay ee wax noosheeg hadad legend tahay

AbdiqaniYusufhassan
Автор

Sxb sodee Anoo wata Passports Ethiopian Kutagi Karaa Anaa kasii Gudbi Raba Sida Anoo Dalxiis U imid Ahaaan Iska Dhigaya Iyo Lacagta Lagu Tagi Karo Jawaab Wacan
@

mohamedqaasimchannel
Автор

Soo gali war bixinta barnaamijkan wllo ado mahadsan

umalkheirabdirisaaq
Автор

Waan ku fahamnay uun views raadis baa tahay inaad macluumo Nala wadaagtid marabin

Faris_almali
Автор

Walale waxaa ahay gabar xanuunsan telka rabaa

CaashoXaanshi-biwe
Автор

Asxabta ishega xafada ay u badan tahay somalida ee minsk belarus

nashaadqurux
welcome to shbcf.ru