KIKI LADAN IYO SUNDUS AYAAN SIXUN UGA NIXIYAY 😭🤣🤣

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Kiki naxareys badan wallahi gbdhahn waan jeclahy dhmaan samia sundus Kiki ladan waa gbdho naxareys badan oo shactiro badan wallahi allow barakey gbdhaha walalhey mcn dhib hatusin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🫅❤️🫶🫂

KeifKhadar
Автор

Samiyo abayo igu qaaliya blz Alfa u buuxi boska koko wax video ma soo duubo abayo garab qabo ee dhiiri gili wlhi wiilka wax baa ka qaldan 😢😢😢😢

saalaxdalxa
Автор

Gabdhahaan Gabdho Tashtay Waaye Cadowgiina U Noolaada Kiki Ladan Sundus Saamia❤❤❤❤

Akim_
Автор

Allah gabdhahan jecliyaa wakhtiga fasaxayga iyagan ku qaataa dwashadoodo❤

amalahmed
Автор

Samia YouTube ka bay noo fadhidaa fans keedana tiktok ga❤😂😊

maryanjiire
Автор

Ead mubarg dhamaan muslimiinta meel walba oo ay joogaan🎉🎉

AZMARAXMED
Автор

ala San uqosle Lee manta samiyo umadena maha😂😂😂😂😂

Ikraan-ym
Автор

alla qosolkiibaad iga dhamayseen wllhi maanta😂😂😂😂😂

HafsaAhmed-sq
Автор

Quruxlaydayda dhib badnidaa wad iga qoslisee caaawa mcntaydiii samia ii noolow xbbti❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

FarhiaAbdikadirMohamed
Автор

Ina Ahmed quruxu badan qimo badan faraxad badan faced karo karati badan sami love you 😍 ♥️ ❤️ 😘 💖 💕 😍 ♥️ ❤️ 😘 💖 💕 😍 ♥️ ❤️ 😘 💖 💕 😍 ♥️ ❤️ 😘 💖 💕 😍

NalkaInaaxamed
Автор

Samia abaayo wllhy wa Ku Jecelhy FrOm somaliland ❤

BilanIsmail-xudd
Автор

Sameyo walaal waankojaclahay daawashadaad lakiin walaalkaa alfa booska kooko obooxi moqaal wookacaajisay garabqabo alaakokagarbqabto❤🎉😂😢😮😅😊

CabdullaahiCabdiMahad
Автор

Samia abyo saa habeen walbo noga farxiso ilahay hakaga farxiyo i.n❤❤❤

Abdiyomuhumed-muyg
Автор

XASBUN"ALLAH WA NI3MAL WAKIIL 🎉🎉🎉😂 Samia Anaaba Naxay ❤ Ilaa Waan Ku Eegi Waayey Xataa🎉 Abeesa Ha Ku Cuntto Afka Uma Roonna 🎉 Wax Qatar Waxaan Oo Kalle Leyskuma Saadiyo Wa Ayaa Hadane Sensible Ah Oo Arimahaan Oo Kale Cris Ku Galli Kara❤❤🤲🤲🤲🤲 Keep Going My Queen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

lavieestbelle-neutre
Автор

Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

haniabdi
Автор

Ku sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all creater the prophet Muhammed ﷺﷺ

King-cayda
Автор

Naagta keliyaaa ee Aan prankigeeda rumaysato samia Ahmed 😂❤🎉🎉🎉

HooyoIyohablaheeda
Автор

Samia kiki ladan sundus aada idiin jecelahay saa wax uduubtiin❤
Team smell 😂 ❤❤
team 27idinka basaa kadaawadaa ❤❤❤❤❤❤❤
Is not easy team smell
Hagaisaan idinkasoo salaama👋👋xaraamaadaa tihiin

ayaanmaxamed-dd
Автор

Gabdhaheyna farxad kunolada waa nii jeclahay❤🫶👸🏼👸👸👸🏼

Nimcocadey-ev
Автор

samia Ahmed waad mahadsan tahay.
Lakiinwaxad
Ilawday israfaadiski waanu ixiisnay❤❤❤❤❤

RIDWAANMukhtaar-vi
visit shbcf.ru