KIIN JAAMAC YARE | EEN EEN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT PROTECTED BY WAQAL STUDIO

ERAYADII: ABWAAN DEEQ CISE
LAXANKII: KIIN JAAMAC YARE
MUSIC: MUFTUUX CADCEED
VOCAL RECORDING & VIDEO: WAQAL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

My brother Waqal een een miss you walal ❤️

KiinJamac
Автор

Een eeen 😍 allayacizak heesta qarniga
Muqaal asal ah👏🏻🙌 waqal macalin💯 horey u soco sxb waad ka baxsatay
Gabadha qarnigaan looga haray walaasheen kiiin jamac yare horey usoco #dhalfanaan

Tusmofilms
Автор

Somaliyey intaad qabiilka iska dhaaftan qofka bini.aadanka dadnimadiisa kujeclada iyo fankiisa walahi kiin jamac waa fananad qurux bdn style ah waliba waa gabar midab qurux bdn leh iyo qaab stylish ah marka qabiilka iska daaya iyo waa reer hebel cadowga hanoo jabin kaliya dheh waa boqorad somaliyed Ajnabiga dhan fankoda waa u fan kaliya kalama lahan qolo iyo qabiil marka magaca somalinimo hanii deeqo thanks

somalidhalad
Автор

Kiin jamac keep going inader darawiish dhalada hees iyo bar ayaan kahaynaa

inamohamed
Автор

from bangaldesh😡😂 eeg like bay kula ordiye war waa wllkaa somali ah ha igala bakhaylin liketa 😂🙏😊🇸🇴
ano somalinmo ku faana la iiqatay intan wadan kale ku faani lahaaa🇸🇴😜

andregamming
Автор

Inta markey quraanka maqlaan ku oyaa hesahana aan jeclen like ilahy dartisa isara😭🙏

aronmooy
Автор

Eeeen eeen Moyee soo oraahdii afku muugabin
Inta kiin Jamac tagerta farta taaga ☝

younisfaroole
Автор

Walaashey ina adertay rabi ha inoo soo hanuuniyo
Qurux iyo karaamaa ku dhamaatay

bukhariahmed
Автор

KIIN Jamac Guul Guul mashallah inadeer 💕 Waqal Studios Guul...Viva Daraawiish ❤ Viva Somalia 💙 💚 💛 💜

Bountylicious
Автор

Kiin jamac waa Number 2 style ka
Xaaskeyga ayuunbaa ka horeysa Allah hay daayee 😍😍

HAMZA-gnsz
Автор

War hedhe dadkan maxaa kaqaldan nabiga iyo quranka iyo allah magacisa like ta kuradsanayo. Alle kabaqaa wallyalow xasbunalah

ramloabdi
Автор

I’m from Germany 🇩🇪 l like this song Somali waryaada

ionutalina
Автор

Nagta kaliya ee Somali oo dhan hablahoda surwal ugu quruxsan

meerajal-banat
Автор

Heestaan kama daalo wa Super Hit yaa ila daawanaya 2021 ❤🎧
- Erayada : Sxbky Abwaan Deeq Ciise Midnimo
- Muusiga : Maftuux Cadceed
- Codka & Laxanka : Kiin Jaamac

abdifatahgolden
Автор

Qoftaan Finland waa loogu soo kala kiciyay runtii🔥🔥
Haliimo goobaad hawada ayey ka saartay😍👌

Abdifatah.vlogs
Автор

Wiil reer mudugan ahey like ta ha ila dhaafin

abdirahmanabshir
Автор

EEN EEN 2019 inta daawanaysa 👍 i love this song ❤️

cambarodabshid
Автор

Heesta kliye 😂🎉 mntaa burco champions Somaliand ugu sarysaa

FaraxHassan
Автор

The beat you use in your music is nice keep it up, from 🇷🇼

irirazalorraine
Автор

Music, Erayo, style, wax walba way u dhamaeystirantahy Heestan Waa Mucjiso aan hore Loo arag Thanks Kiin iyo Inti kacawisay Mucjisadan
🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

bilalabdi
welcome to shbcf.ru