Abdiasis Xilwa | Cadawga Gudaheena | Official Music Video 2024

preview_player
Показать описание
Erayada: Axmed Xaraf
Laxnka: Abdikarim Ali shah
Music: Amsal yare
Filmed & Edited by: Mo Adam
Vocal recording: Garaad studio
All Rights Reserverved
©️2024 Fahad Abdi Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesta Qofkii Uqalmay Haduu Qaaday Xilwa Wa Miisanka Culus Laxanka Goatka Maykal Ali Shaah 🔥🐐

Cazka
Автор

Hadad maqli jirtay hor markayga laga xunyy wan kan yar wa lagu jifa inu dadka dhex muqdo loma ogala Keep going xilwa xilwa codkaga qayrka ku dhafine ❤

nimoyusufabdillahi
Автор

Ninkan xilwa ciyaalki hore garanaya best fanan akhlaaq wanag dadnimo + cod 2017 la hesyay adeer 🎉

SamatarJaamac-xnwg
Автор

Ninkan qaarba u haysta inu fanka ku cusub yahy 2017 la heesayey keep pro

Amiirkaofficial
Автор

Yonez crown hadaan soo dhagaystay lkn waxaa kaga cod fcn kan yare ee xilwa ayaa kuso baxay heestan waliba laxaanka goatka ina Ali Tee ayaa top ah 💯

Faraxluugobasto
Автор

Hees way dhaaftay whi ee magac halo bixiyo❤

IkraanAxmed-sb
Автор

Nin kan baa heesta aad ugu cod macaan, kan yaree kalee yonez waa fannaan-ismood wllhi heestan caaduu ukufsaday

itsme-rstq
Автор

M.a fanan akhalaaqleh o dagan wyen hilwa ❤

Khadanosman
Автор

Xilwa gootk fanka soomaalilan waliba arab bawtr

MUXIYADIINMAXAMUUD-ny
Автор

lyrics

Qof kuu dhigan
Dhigaa maan dheehaan
Wax ku dhima Abuur ma dhalin
ma dhugan Cidkle ma dhaweysan
Oo dhanna maalin kuuma dhaafin

Dhadig kle dhankooda ma eegin
Oo dhameys axdiga ma dhayalsan
Maba dhicin booskeeda maa dhacan
Kuu dhaartayee aduunka uma dhaafsan

Mid caashaqayey sow
Sow kuuma dheefin
Rajo dheerey sowmaa dhaboobin
Farxadeyda sowmaa ku dhaafsan
Dhexda dhan sow isma qabsan
Jacayl dhaba show isma dhaafsan

Dharar qura ma seegin dhinacaga
Wax kudhiba abuur ma dhalin
Oo dhanna xubiga ma dhantaalin
Igama dhagin cadawga gudaheena

Dhadig kle dhankooda ma eegin
Oo dhameys axdiga ma dhayalsan
Maba dhicin booskeeda maa dhacan
Kuu dhaartayee aduunka uma dhaafsan

Mid caashaqayey sow
Sow kuuma dheefin
Rajo dheerey sowmaa dhaboobin
Farxadeyda sowmaa ku dhaafsan
Dhexda dhan sow isma qabsan
Jacayl dhaba show isma dhaafsan

Filashomedia-fu
Автор

Warheedhe waxan hees way dhaaftay anigan aan kusobire fankee yaa igu sodhawaynaya🤔🥰

Samirpadana
Автор

My fav song 2024 heesta wey igu socotaa ilaa hada


Wax kale weeye inder xilwa oow ❤

AbdirahmanSulieman-ww
Автор

Laxankii Gotaka Fanka meykla ali Shaah🐐🐐🐐🐐

khaalidyare
Автор

yonis crown maa qadaye heestan inta ila og like😂

abdilaahicaska
Автор

Halka laxnka io codka lasku dhafy wooow Top weyan abdi casino xilwa❤🎉

NuraMohamed-ds
Автор

Heestaba waan nacay markaan yoonis daawaday

Hilwa Hilwa is the best

sakiofficiall
Автор

Xilwa waba fanaan top ah😅ninka heeso badan oo kale soo qaad dheh
Axyaa fanaan

apdirazhitaden