SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN GACANAA U TAAGAY QOFTAAN hhh
Комментарии
Miss 27 samiyo kaliya inta igo racsan like ha isarto
ishuuppe
Codeynta aniga qabnaayo inta samia doorty like ha isaarti asad adugana inta ka garo inay samia qaady koibka
TaliyeShubka
Saamia model ku qurxoon sabbtoo ah
1. Waa high steelkeedu
2. Colorka ay dooraty waa perfect
3. Socodka iyo qaabka ay runwayga u marayso waa qaab model.
Markaa saamia waaa ku habon tahay miss 27
MohamedAhmed-dxwm
Kiiki Miss 27 definitely has my vote! Let's all come together to make her the ultimate winner. She deserves the crown! Let's show our support and make it happen!
ajijonuur
In kastoo ay qurux badanyihiin dhamantood ani waxan siin lahaa MSs 27 Kiki inta igu raacsan like 👍
HassanKeyfi
Samia ❤❤❤❤ is the best and beautiful girl she is Mss team 27❤❤❤❤❤❤😊
SundusIssa-cd
Miss 27 gabdha uqalanta waa kiki wayo jirkeda wuu siman yahy mida kale dharka Ee xirtay qurux 💯 Insha Allah guul ku rajenaa inta igu racsan kiki like❤
shadiyaabdullahiali
Miss 27 waxaan u codeeyay Kiki, team Kiki Like halkaan wada saara.
SahraAli-cu
M.a gabdhaha dhan wey Qurux badanyihiin Lkn ani ahan afar tan gabdho waxa miss 27 siin lahaa KIKI👑
Miss 27 aniga waxan kadigi laxa samia inta iguracsan show me your likes
mohamedAbdi-llsc
Aniga wxn siyay miss 27 kiiki quruux❤👸🏻 one like team kiiki
Kiineyy.mahamedaz
Inkastooy gabdhaha wada qurxonyihin anu Samia Ayan siiyay mss team 27❤🎉
BakarmohaBakar
Aniga ahaan Kiki aya uqalanto sawabto ah badanki shurudaha tartamada quruxda loga qeb galo aye ledahy dhiriri jog iyo jamaalba we udhantahy mashllh
Samia aya labaad sin laha socodkeda m.a wye❤❤❤ guul dhaman
Dekkahabdi
Kiiki is so beautiful and humble to be honest allhuma baarik and she was her self too like wax pretending ah dhan kuma jirin I love that wax kastoo sameenesid just be your self
Gabdhahoo dhan way quruxoonyihiin waana gabdhaheena allhuma barik kuligood