ISMACIL AARKA ASALI OFFICIAL VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
CODKA: ISMACIIL AARKA
EREYADA: TALASAME
LAXANKA: DABJACAYL
MUSIC MAFTUUX CADCEED
CAMERA & EDITED: AHMED AK

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

I am from Eritrea I love ISMACIL AARKA all songs long live for all Somalian brothers and sisters😍😍😍😍

Bitew
Автор

Boqoradayda ayuu tilmaamayaa sababtoo ah intaan oo astaan bay leedahay❤️ allaylehe adaan ifka kuu jeclahay Samiira❤️

bashirdahir
Автор

Ismaaciil Aarka waa fananka kaliye ee hada ku jira fanaaniita hada nool ee soomlida ah ee haya wadada faaniintii hore Wayne ka hari doona heesihiisa sida heesii hore miraha Iyo laxankiisaba waa cajiib

ahmednuur
Автор

Aarkii aduunyaale on fire💥 my brother team hawrar 🙏

KASKEYPRODUCTION
Автор

Hadiyadii illaah ifka igu saaday🥺
rajadan ushe run ahatayey🥺
samirkii Aflaxe odax iga baxshiyo🥺
Awged libtan farax u ogsaday😭❤️‍🔥
HOOYO MCN😩👸🏽❤️‍🩹

yelioxzeolite
Автор

Nabigeenii suubanaa halagu saliyo ( scw)

saynabyusf
Автор

Prophet mohamed _ the greatest man who every walked the face the earth 💯❤🥰

Abdishakour_Tube
Автор

Cadceed muxuu tumayaa

Tolow ma musicbaa mise waa wax kale waali weeye wiilkan💯

Maygaag.junior
Автор

Heesta Heesaha ❤

Dabjcyl Dabka fanka aya dhax ka hadlaya heesta🗣 💥💥👌

waxgaradnageeye
Автор

Isamacil aarku heesbu soo qadey kamana helin idinkama yeelayo boqoortoyo waaan ku salaamy dhashiii walaalahyo hawiye from burco goobtii reer sheikh isaq

salmacaqil
Автор

Allaylehe Inaad mudantahay amaan
Allaylehe Dadkuba ogaayoo qiryoo
Allaylahe xurmooy qaramada ifkiyo
Allaylehe aduunku ictiraaf kusii 🦁

muqdisho
Автор

Illahow mid an dhibka somaray ku ilaawo isii 😭🤲 ya rabbi 🥺

bellaqurux
Автор

Heestaan waa hees uu ugu abaal gudayo somaliland💚🤍 rag waaa kii ogaado abaalki loo galo from 🇸🇴

cabdirisaaqmuude
Автор

Shekadayda 🥺
Waxanu is barany 2020 kii waxy ahayd malin aan helay Dahab qaaliya waana hadyada noloshayda xafsa nuur waa ruux ila so martay wakhtiyo adag iyo mirugooyin xanuun badan 🫂👸
Waa wall hooyo kle ii dhashay 🌍👸

hibaaqmohamoud
Автор

Ismail aarka boqorka codka best 👌 song 🎵
Voice :100%
Camera :100%
Editing :100%

liilbaliil_official
Автор

Igu axdiga ilahay isaga iyo ina Ali shaah heesahooda sida hogal meel ka curataan u saadaaliyaaa.tolow goormay soo qaadayaan hees kale sidaan u leeyahay labadaydii Fanaan bestie kaalay iska arag
allaylehe in aad tahay fanaan
Allaylehe asaagi iyo ayniigii cod dheer🥀

kaamilakordahab
Автор

Best Fanaan Boqorka Codka Ismail Aarka Nice Song 👍

shuushuuabdalla
Автор

2023 heestaan yaa ila dhageytay ani cml😎

fjbaadiyow
Автор

Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend 💥💥

salmaanahmed
Автор

Waw ismaciil aarkii
Iyo maftuux cadceed oo ishelay

drc.risaaq
join shbcf.ru