Dropshipping Sidee Lacag Looga Sameyaa?| | Free Shopify Course A-Z

preview_player
Показать описание

🍿 WATCH NEXT:

⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻

MY COURSES:

MY OTHER SOCIALS:

GET FREE MONTHS:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

thanks ustaad waa video qiimaleh
ustaad codsi video kale oo ah "how to advertise products on social media" yaan rabiilaa inaad noo samaysid.

qanciyesiyaasi
Автор

Ustaad aad ayaad u mahadsantahay waa course aan kaa wada sugeenay inshallah anina inaa bilaabo ayaan rabaa inshallah dhamaanteen guul ayaa inoo rajeena inshallah❤

anisohassanabdulahi
Автор

Maasha allaah Ustaad Marwalba Dhiirigelintaada Waan sugaa waxaney Isisaa Energy Alle Haku Daaye Nooso Badi Mahadsanid

fawsiajano
Автор

Aad ayaa u mahadsantahay wax badan ayaa video-ga ka fa’iday. Very good explained!!!

farhiyoali
Автор

Bishaan hadey dhammaato lacgta isoo gasho laptop baan ku soo gadan doonaa insh allah

abdulwahidofficial
Автор

Thanks lbh walhi Waad iga Fuji’s anoo kuwa English ku waterman ayaad iga fujisay😊

SaladinQasin
Автор

Mashallah. Ustaad in badan bn sugagaag muqalkan Thanks 🙏

English-d
Автор

KA SO hadal sida loo badalo Maskaxda iyo intay ka qadan karto inaadmaskaxdada dib u dhisto kuna abuurto rajooyin iyo isku dayo badan iyo guulo kale oo badan inaad gaarto❤

carfoonBintuBoqor
Автор

macalin adba umahadsan thy sida dhalinyarada ugu daadalyso inay isbadal samayan incha Allah mar uun wad nugu fani ardaydadi o adunka onine ka o wax badan ka samaynaya sharaf iyo karaamo korkaga ha ahato macalin

abokarmohamed
Автор

No one is talking about the edit skills m.a i love it

abdirzakatosh
Автор

Warsame wallhi shakhsi wangsan bd tahay wllo

HafzaMuuse
Автор

Bro inbadan ayan sugayiney videogan thank you guleeso 🙏🥰

Monika_kore
Автор

Wow course dhamaystiran mahadsanid walal

Mrwaryaa
Автор

Aad ayaa u mahadsan tahay ustaad saad noogula soo wadaagee muqaalada wax ku oolkaa oo noloshena nagu farax galinayo

cabdiyuusuf
Автор

Mnzhlh ustaad waad ku mahadsanatahay Alle haka abaal mariyo

hudiefireeradam
Автор

Ustaad waad mahadsan tahy kuwii ka faaidasta ee barta misna ku shaqeeya
alle hanaga yeelo.

Aaamiin

Mowlid-qorshe
Автор

Thanks ustaad, course aan wada sugaynay; waxbadan na aan ka faa'iday markaan dhamaystay.

AhmedGuhad-sr
Автор

thnks wll aad ayaad u mahad san thy sida aad no dhiiri galisayy ilaahay hakaa abaal mariyo💓💓

saniimcade
Автор

Mashallhh, brother its absolutely fantastic, I really pleased how you explained from A to Z its amazing opportunity for everyone 🎉

somaliagracefulplacebb
Автор

Ustaad full course kasoo same how to find wining product step by step

Clnaasir