Deg-Deg: Xubin ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo iscasishay.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ilaahay xaqa haidunku duwo aamin Aamin yaarabi

Ramdammubarak
Автор

Masha Allah sa so midhan balo bahan yahy wadani dhamatahy anigu Kuma aqaano xisbi adka so jeda na ma aqaan bal lkn wadani nimadankugu taageray iyo Sidad wadankaga ugu tudhaysid

raxmacabdi
Автор

Sedexda xisbi ha so magacabn komishan cusub

maxamuudmaxamed
Автор

Waxad uso casishay inaad sheegta ayay ahayd maha inad meesha soo fadhiisto ood tira waan iscailay waxa jirra inaad sheegto ayay ahayd O'Day 😠

sumahwaagullweyn
Автор

Kan Muse aya ku yidbii is Casiil sii uu wakhtiiga ku dhereysto. Ninkaanii siduu uu hadlaayo bal uu fiirsaada Muse ayaa kale dirayaaa oo meesha walaaqaya.

Ayaan_wadaani
Автор

oo intaad is casilyso maad wax saxdid waxaan u arkaa wax ba si ah

abdullahiomarali
Автор

Malaha waa lagu qasbay marking hore maxuu isu casili waayay

mkrdahran
Автор

Sheeg waxa jira oo cadeeya cida qaldan waad dhaarateene dhaartaa iyo kitaabka quraanku idin qabay oo ku olola idinka iyo reerihiinuba hadu yahay Madaxweyne Xildhibaano, Koomiishankaa iyo Cidkasta oo qaranka u dhaartay illaahay haku ciqaabo oo xanuuno aan dawo lahayn hakurido hadaydan qaranka iyo dadka cadaalad run sheeg iyo qabyaalad Eexasho la'aan ugu shaqaynayn waydaan

skaba
Автор

Aniga waan ka shakiyey ninkan ama waa nin ku xidhan Xukumada ama mucaardka
Jalle maxaad tudhi maa shegin wax qaldan cida qaldan noomaad sheegin si farsamo leh baaad uga baxdey lakiiin caqligaan qabnaa

abdullahiomarali
Автор

Maanta iscasillaadu bananas? Maxaa qaldan talow?

abdilahicawad