Toban Sano Ka Dib Beesha Caalamku Ma Furdaamin Doontaa Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland Ka jira?

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Somaliland way ka gudbaysa khilaafka siyaasadeed ee Doorashoyinka sidii 2009
Insha Allah
Gudoomiye Saleban nuur Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo

qacqacosman
Автор

Saleebaan Maxamuud Aadan (saleebaan Nuur) Alle ha ku siiyaadiyo Caafimaad Cadawkaagana Alle ha Jebiyo Amiin Amiin

abdimohamed
Автор

Madaxwaynuhu madaxwaynihii maha mucaaradkuna mucaaradkii maha markaa ha la yaabin dadow alle ha badbadiyo somaliland

SuradTV
Автор

Wakhtigaa dadkii wax maamulaayey dad wax fahmaayey ayay ahaayeen kuwa hada joogaase oo waabay qufulan yihiin.

muminafarah
Автор

saleeban guuurti waa geesi ilahay somaliland u soo diray ilahay ha xafido sidu somaliland u xafiday mar walabo talo murugto gurmad buu u galaa somaliland noolow dheh

muntazissa
Автор

Dadku hadanay ka badhin halkii shalay lagu jabay faaido maleh

sayidulcaarifin
Автор

Waxaad halka ka aragta sida uu madaxwayne daahir rayaale uga soo horjeeday in ay cidi so dhexgasho, halka maanta aanay madaxwayne muuse biixi u kala duwanayn haddi lasoo dhexgalo oo calamku isagu yimaado iyo haddi sidaa la isulameeraysto. Warwarka ugu badan waxa ay ahayd in uu madaxweynaha haysto lkn waxa uu haysta maanta shicibkii oo jahawareersan.

abdih.othman
Автор

Saleeban gaal naarta intuu xabaasha ka sokeeyo ayuu ka sokeeya

sahalfarah
Автор

Subscribe ii saar wall channelkan waad mahadsanthy

engsiciidismaaciilxcali
Автор

Shacabka aan wali aargoosiga helin mxaa lagawadaa Yaa laga aargoosanayaa

abdibile
Автор

Cajuus geeridu ka habsaantay saleebaan

hafsaahmed
Автор

Madaxwaynuhuna madaxwaynihii maaha mucaaradkuna mucaaradkii maaha somaaliland ilaahayba u maqan, Muuse shanni iyo caare group wa laba khayr laawe

aymanbusinesscentre
Автор

saleebaan geel ayaa kamasuula biidhiqaate

zayidmeeaad
Автор

ragaasi ama dawladaasi rag u tadhay somaliland bay ahaayeen oo u hanbaynaya umadooda kuwana kuwo isu tudhaya oo leexsaday sharci iyo maqaalufo xumo intay ku ogaayeen damiir laawayaal aan dalka dhiigooda u soo daadin oo dumarka sabaayada la dubi jiraa u talinaay wadankiii

somalimudakar
Автор

mwne daahir geesi geesi waaye lkn waxakaranbaa jira masayr ka dalkaa baaba ah hada maanta doorasho lamajoogo komishan na mataagna muuse shaani iyo dagaalka sokeeyaha isaga iyo futaxunta ayaa qaadi doona waa halka aad gaysaan dalku bad baado ayuu ubaahan yahee

zayidmeeaad
Автор

isaaq iyagaa isu yaqaan inay Somaliland leeyihiin sababta ay markaa kaga soo horjeedaan daahir riyali waa kamidaysnaayeen hadaysankamidaysnanyn bal maanta qof hala xidho oo hakahadlaan

dangerman