Casharka 16aad Preparation of Statement of Cash Flows Chapter 1 Financial Acc1

preview_player
Показать описание
sida loo diyaariyo warbixinta dhaqdhaqaaqa kaashka -statement of cash flows, macluumaadka u ina siinayo.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ustaad alle haku barakeeyo runtii cilmi badan oo iga maqnaa ayad iifaaidysay abaalkga Jano ALLE haka dhigo

abdirahmanomar
Автор

Hadii aanan helaan ustaad Elmi magaranayo si'aan ubaranlahaa cilmigaan.

Alle ajar iyo xasnaad aan lasoo koobikarin hakusiiyo ustaadi.

Shafici_Ali
Автор

masha allah mahadsanid teacher cashiradaan aad ayay ii anfaceen madama aan simester one ahay buugaan ayaana la idhigaa mahadsanid

IQRAAHMED
Автор

Eesh qiyaasak macalin il iyo cawriba la aw aakhirana janada insha allaah

abshirmadobe
Автор

Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka fa'iday allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro, uma baahni fasal inaan xaadiro wllh adigaa igu filan

axmednuur
Автор

Ustaad
Cash from operation activities = 1350.00
Cash from financing activities. =13, 700
Intaa labadaa la isku daro.
Baa waxaa laga jarayaa
Cash from investing activities = 7000
Kadib bay noqonaysaa 8050.00

fuadalli
Автор

macalin isku gaynta sadexda qaybood intaa maha ma qaab kale ayaad isugu gaysay wan fahmiwaaye 13, 700 markad labada ka saereeya u gaysay manay tiradu intaa ka badanyny

MohamedAhmed-suye