Musalsalka Dhagar Xalqada 10aad

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dulmigii ugu waynaa aaan abid arko subxanallah

AsmaMaxamud-fq
Автор

Alla 😢 dulmiga xaaran med dile asiga rer leh xabsiga mudan dabiga qale welka geela la jira wax ogen rer tolkiba sas yeeli😢

fartuunmaxamed
Автор

Balaya dhaqan soomaliyeed ha qaado bal fiiri waxas alla ilaahayow😢 inay jiliin tahay waa ilaaway ilinba igu soo istaagtay alla hooyoyinka reer miiga ah ma sidaasey u qalbi adag yihiin alla nolosha baadiyaha waa nolol dulmi ah ayado dhan awalna dumar kuma dhaqnayn meesha ragiina ma sidaasa subxanallh😢

nusraatali
Автор

Laascanood somalilnd ayaan ka daawanayaa

Halabuurcalicabdilahi
Автор

Bisinka sida ma kisaska Lasku dulsara subxana Allah takale see umada dhani waxa iskugu raci Karan 😢

kaabaali
Автор

Hargeisa Soomaaliland ayaan ka DaawanayaaH

SuhaybSiciid-vb
Автор

War hooyo ila dawanaysoo hedeta ma dawanayo ayay tidheh mxaa sidaa usameysay dilkaa iyo hoyadaa markay aragtay way diiday deeh🥹😭

AbdiqaniHazan
Автор

Ala Bisinka walhi iyado aan Ogay inay Ruwayad tahay Ayay Hadana ilmo iga Timid 😢

wacanmuuse
Автор

Kan somaliga aha e yabani ga is ka dhigaya iku daran lkn cawa geribaba dhac daye😢😢😢😢😢

azmaxiin
Автор

Ax dulmiga ka daaya miskiinka yar😢😢😢😢😢

aaminakhadar
Автор

Hargeisa somaliland ayaan ka dawanayaa

AxmedKhadarQaloon
Автор

Ninkaa waa lagu nabayaa kiis Aanu waxba ka ogeyn

AxmedKhadarQaloon
Автор

Filimka wn si dawanlaha balse wad ku cayarten siday hoyo uga surtawda Ben iyo exasho😢

khadarsofe
Автор

Wiika wan ka naxay miskin qofkan dhero odaygaa diley Mey jitaan😢

HaweyomaxamedHaweeyomaxmed
Автор

Qaladaadka filimka ku jiraa waxaa kamid ah in hal qof dhawr magac oo kala duwan loogu wacay; Cabdi cawil Raage iyo Cawil Geedi

Mr.Beddal
Автор

Xalqadani waa waano
Dulmiga noocan ah waa arrin Marwalba ka dhacda bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, waana meesha ay soomaali xaaladeedu ka dagi la'da ay.

Hore waxaa looyidhi ( labadii dulmi ku heshiiya Dar alay u colobaan )

aarenuur
Автор

Alle berka wan ka naxayi wallhi wilka wahi😢😢

NaziirCabdi-hi
Автор

I felt more sad how they did accuse him of the death of his father on that crime😢😢

EARTHSPORT
Автор

Bisinka dulmigiii ugu xanuunka badnaa een arko😢😢😢

FataxFatax-mr
Автор

Wlhi wa xanun dulmiga inta leeg arag😢😢

Ikran_isse