WAXAAN KA QAXAY SOOMAALIYA 30 SANO KA HOR

preview_player
Показать описание
#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dagaalka ka hor dad ilbax ah ayaan aheyn oo xataa dad Asal ahaan Wadamo kale ka soo jeeda oo Somali ah ayaa dalkeena ku Noolaa lkn hada dad Reer baadiyayaal ah oo Cunzuriuiin ah ayaa baladka soo galay!

liivazza
Автор

Waa rer kismaayo waa dadkeenii rer kismaayo asal ah waxuu weydiiyey wariyaha yaad ka xasuusataa dadkii rer kismaayo waxuu ku jawaabay xaaji Jaamac muuse waa runtii asal weeye waa rer calanley weliba wey joogaan ilaa hada qaarkood

haldoor
Автор

Waryee, Iminka Sooomaalidii baa Ganacsi baratoo, Hindi iyo Dhiigmiirad uma Baahna. Hindiya ku laabo, Thank you Very much.

AbdulAli-kuhe
Автор

Ninkan wa dhalad reer kismayo muwaadin ah asalka ah

saxcade
Автор

Ninkan oo kale aya dhexdhexaad ah kismaayo wax ha laga weydiyo

aliabdi
Автор

Inshallah nabad, horumar iyo mustaqbal wanagsan Somali oo dhan meesha ha laga kaco calamka lala tartamo

mrali
Автор

Qurbaan waligiis laaban maayo....saa maalin walba waxuu dhageestaa duqbiloow iyo daahir calasoow

plusequals
Автор

Kismayoo rer kismayo aya iskaleh
Iayagana u harayo
Fat ama hafadinina ?

malaakyakub
Автор

Waa maskiin somaliyed sida aniga camal ow ka cararey wadankiisii waa runtiis dagaale u tagna

kafiakhaire
Автор

Waxaan xasuus dukaanka uu Calanlay ku lahaa. Station-ka iyo jirdiinka uu u dhawaa.

MoHass
Автор

Wa nasiib darro wlhi ilaahey ba ino maqan wax raja ehse inoma muuqato marka la fiiriyo se wax u socdaan

nicmatullah
Автор

Kismaayo wa lagu xumeeyey yaa ku xaal marinaaa

abdullahabaw
Автор

Dadka tirada yar wa sida milixda oo kale cuntada wa macaaneysaaa hadan lagu Darin milix cuntada dhadhan mayeelaneyso

abdullahabaw
Автор

Sheydaan axmed madowe wa ethopian cagdheer ah koyti ku ah dhulka somaliya insha allah wa lagu daldala kismayo

saxcade
Автор

Dagaal maxu keney in somalidii kala carareen

kafiakhaire
Автор

Isbadalka adunyada watas
Nin bosaso & jigjiga ka imaday
Aya sheganaya manta

malaakyakub
Автор

Kismaayo asal ah dadka sheeganaayo baadiyo xitaa madeganeen waa dad ka imaaday meelo kale

somalimom
Автор

Maskiin waa abe somaliyed waa abahaan ninka keliya o somalia nabada u keni karo ama laga dhigo wasiirka shaqada wuxu bari laha sida lo shaqeysto nabada horumarka

kafiakhaire
Автор

Ninkan wa reer kismayo dhalad ah xil aya ku doraneyna so labo dalka somaliya axmed sheydan uhuro ka xureey ada u dhashay Daarahada iyo Dabaqyada ku yala

saxcade
Автор

Asaga in madaxweyne loga dhigo kismayo a ron waa nin nabada jecel wiliba xamar a lagu suga waa somali shaqeysan jirey waa dadka somalia ku tagneyd

kafiakhaire