axmed biif jacaylku haduu cuslaaado lyrisc 2022

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wayuhu waaa is guryaa gabartii aan jeclaa oobilaa sabab iigagatagtayna waan sugayaa😢😢2023/5/21😢
2023/7/13 Habeen saacada/12:56😢❤❤Hadaan nasiib uyeesho ooaan dhiman comment gan waan soo booqandoonaa like hailadhaafin sii aan usooxasuusto

MAHAD
Автор

Heestan hadaad kuso labato 2024 😢 like isar wll❤

fananjamac
Автор

Rapan kugu Dhaarshe Likeda HaiLa Dhaafin Ruux Dhan Qalan Baan Ahee😢😂

ApdiweliMaxamed
Автор

Shiikh Axmed Biifoow in kastoo fanka ka dhuyaashay, dhegihii ku bartay wali waa kaa samri la' yihiin. Tiiraanyo iyo laxaw bay leeyihiin heesaha Axmed Biif. Duni wada dareen ah baa dhex muquuranaysaa. Alla muxuu fanaan ahaa.

muxtarim
Автор

Dadka ku dul fakirayo heestaan hadaa tahay like saar 2024😢

Daljire
Автор

Waxa is jecleen wiil ilaa mido 6 years ah waxa isku af garane guur💍 lkn maheen mid wax haysta ani sidisa waa ku jecla 🫶 kadib waxa so dhawade xiligi balanta lkn 😔ana fudeed keyga iyo kalsonida ku qabo darteed waxaan u sheege familygo dhan in aa mar dhaw guursan rabo marki la gare xiligi balanta💍 bu iso wacay malin ciid isago iyiri waxa guur san raba ina adeer tey ee ogoow ana naxdin 😱meel aaan jogo waan garan waye waxa iga dareed walid key o sugaye guur keyga bal maxa u shega😟 anigo yaban o ley leyahay haye arooska wa gorma ana a leyahay wax bu diyarinaya oon u shegi karin murugta i heysata😣ba waxa dhacde in nin use kayimid iso doonto ugu yaraan iga ween 30 sano hoya iweydise ama ninki keen ama kan guurso anigo bila dooqa o bila raja 💔baan iska aq bale madama family ku farax sanayeen hada😞farxad ma heesto o waa mid iska maqan waxa ku nolahay nolol iska qiyaliya hada aqriso iso ducee saa uga boxo 😢😔💔

amalkaasim
Автор

Wakhtigu waa bare ama mucalim haLka binnu aadamku yahay Arday 5:28❤️‍🩹🧔‍♂️
Codsi commentiga wad ariyasaa lkn saar like zaaxiiptimo🎉

Abwaanxamzemuhani
Автор

Still watching 17/4/2024 habeen 02:07 daqiiqo ah anigoo safar ah Galkacio to boosaaso 700KM oo nabad io barwaaqo ah Puntland ugu imoow alhamdulilaah ❤

sakariaabdi
Автор

9/11/2023 malin sabti galab waxan wayay adunkeygi jclkeygi naxaristeydi ninkeygi ahmed waqtiga iga waday her waxan garay wali lkn ayeyo ayaa ila dacashe alx ahmed nolosha kuma xumeso amano ilahey ayan kaga dhigte😢qofki aqriya like idhaha

FatxiCadaawe
Автор

Caawa oo qamiis ah tariqduna thy 9/11/2023 ano jcyl walipa baryaayo ayuu iga tagay 💔💔😭😭😭intaan is lahaa anigu ha noqon eedeysane ahaw ruux aamino adkay balanta adna miyaad lahayd ku aas oo ciilka gali kolay aadmi baynu nahoo wxaynu u abuuran nahay inaynu qalad galnee ane uurka kaa cafiyey insaan baan kula ahee illaah nabsigayga iyo isheydaba ka difaac adunkana kuu xalal wll waanku cafiyey..😭😭😭😭💔

HudaSaladMohamed
Автор

Heestaan hadaa dhagaysato 2024/6/12 wixii ka danbeeya like iisaar wll❤

Slman
Автор

jacayl Ima Hayo Balse 2024/October/22 ayaan So Booqdey Heestan Miraha Mcan Hadad Iga Denbeyso Like Isaar wll😍💐

HindaShukri-st
Автор

2 /11/2023 😢

I.a marka aan wax walbo oo aan hadafkeyga ka.mid ah ii hirgalaan baan usoo laban doona commentigan.
Like isaara

afiifjrafiifjr
Автор

28/3 / 2024 qofta Aan jeclhy ima fahmeyso kaftan iyo cayaar cayaar bey u qabtaa ana waxan ahy nin guur iyo mutaqbal ka rabo waxan rajeynaya iney maalin un ifahmi donto 🥺💔❤️‍🩹❤️‍🔥🤲❤️

usaamemaxamuud
Автор

malin waxa dhici donto an qisadayda inala wadagi dono oo ad ilinta ceshan weydan wayo qisadayda waa qof dhintay oo qalfoftisa un jogto😢😢😢

Sahrafarah-wb
Автор

Aniga hda Gabar BaaN jeclhy Iyana xogaa kadaremaa lkn ma badna lkn malintan isfahano pagekan soboqanayaa 1/April/2024 😢❤

CiiseCade-px
Автор

Xasuus hestan ikuledeh, ❤❤😢 2023 hataa dakeysaneyso like saar ..

aishadahir
Автор

Gabrti IGA geriyotay 12/8/2020 Ayan so xasuustay allow ku naxaristo walahi 🥺

somxscope
Автор

Hapen axada 31/12/23
Wa hapen aan si wada jira u dhagaysanay ini iyo jacaylkagii wxnan siwada jira ugu qoranay halkan taariikh dan wxn rajeynayah inan wakhtiyo kle so bookhadan doono anagu wada jirna wxi kle nagu so kordha faalo (reply) ban idinkula so wadagi donaa

Mahad sanidiin ❤

cashoCali-lh
Автор

Wiilkan jeclaa waan is fahmi la.anhy
Imika wan kala maqanhy i.a maalin uun uu ogaan xaqiiqda 😢 26/5/2024😢
Isniin
Like isaar si aan usoi bqodo 😢

MarwaKhadar-si