Deg Deg Madaxwaynaha Uganda Oo Ku Jees jeesay Somalia, Iscasilaada Xildhibaan Odawaa

preview_player
Показать описание
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.

.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa yaab madaxweene xasan oo bahdiley madaxweeynaha masar iyo ka ugaanda.

masuusow
Автор

Ilaahayoow naga soo gaar, halka aan is dhignay bal fiiri .

husseinxyz
Автор

Dhinaca wanagasan u qata ee xumaan haufaminina sixun waxusheg sixirow kadaran somaliya hanolato👍💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🌹🌹

fardowsaabdulle
Автор

garguurte cuqubo allaha kurido wuuna ceebeeue

cnmoydsfb
Автор

Somalia makadalayan tuuksasho ee dhafa qabil iyo tuugonimo 🤣🤣🤣🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️

bondheere..s
Автор

garguurte madaxweyne ma aha ee waa khashin madaxa ufoorariya inta illaahay nacay

cnmoydsfb
Автор

Wankaxumahay Xasan Shekh Inuu Wadankena Madaxweyne Kasii ahaado laakin Ilahay baa qadarey

abdullahimohamed
Автор

Farmajo tan waa tii uu ugadigay madaxii somalia xasan sheekh asaga is bahdilay ee ma aha yawari musafani

cqaadirmaxamed
Автор

Waa runtiisa soomalia intay madaxdaa liidataa hogaaminayso cid waliba waa ku diganaysaa

maxamudcabdi
Автор

Madaxwaynaha lataliyaashiisa waa dad dhiiqo socotaa meel walba ciir baa ja soo yaacday, iyagaa Madaxwaynaha jar ka tuuray yaa masar u diray fiiri wadankii xabshi baa bar lawareegtay yaa yiri roobow wasiir ka dhig aduunkoo dhan dowladii somaliya argagixiseey uga shakiyeen, yaa aaminaayo hada. War lataliyayaasha ninka halaga badalo.waa kuwo dhiiqo socotaahe.

jamalh
Автор

Hassan shekh bahana hsassa had dhmanasd dhaaarka

بدلعامر
Автор

Waxaay wadiista waxay jeebka gaashe waan dawaesi

booloxaashi
Автор

Adinka ma waalantihiin ugaadha ayadaa gaajo ah anaga iimaanka ala Hana geliyo xaqana ala hana tuso has ka gaajo badan

sucdiabukar
Автор

Walahi waa ruun ceer aya tihiin qayrad ma haysatiid tuugo waye waxa madaxda sheeganayo siida in locaayo waye in lagu yaso waye kugu fiicanyahay welibo xasuso inu lacag kugu qadato lacag

myrdalandi
Автор

🤣🤣subixi hore ayaa warkan laga rabay xasan dhiiqo wali ma isaga kow iyo labo jogo

Sharbeela
Автор

Musafeni wuu ku saxsanyahay inuu sidaa ula hadlo nimankan dowlad isku sheega ah

liban
Автор

War hadalkaan waxaa la yiri in ka badan 10 sano ka hor tan waxey cadeynee in irsaaqada meel xuneey niiga gashey iimaanlaawayaal joojiya faafinta wararka salka iyo raadka toona laheyn..

AhmedAhmed-ohby
Автор

Dal muslim ah tuug yugaandha ah
Allahii abuuray aanan raali gilin
Soomaali haku xaara waakhalad

xassanbile
Автор

Cagtii joogsan weydaa
Mar bay CEEB la kulantaa.
X. Sheekh wuu is taahilaa
In sidaa loo bahdilo

hilaahcali
Автор

Ma oohinta orgiga ka keenay, waxa, u jawaab, ciil, ku jiro, gen, Gen, odawa hadalkii, uu ku York Atmis in goobya, dagalka, tagan, a a Somaliya is kaga, baxan.

xawaahmed
welcome to shbcf.ru