Habeen Saqdhexe ayuu wadada kula kulmay Ruuxan - Alla maxaa ka raacay!!

preview_player
Показать описание
Mowduuca Maanta
بسم الله الرحمن الرحيم

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Habeen Saqdhexe ayuu wadada kula kulmay Ruuxan - Alla maxaa ka raacay!!

🔔 SUBSCRIBE dheh channelka Si aad uhesho muuqaalo midkan lamida:

❤ Hadii aad ka heshahy muuqalkan like Saar.
🔴 Sidoo kale la wadaag asxabtaada.

Nagula Saaxib:

Halkan ka daawo muuqaladii hore:

⏸Shaqsiyaad:
⏸ Macluumad ku saabsan meereyasha:

---------------------------------------------------------------
Disclaimer:

---------------------------------------------------------------

Aaad U Mahadsantihiin Dhamaan Asxabta ku xeran #macluumaadchanel #macluumaad
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan iska. jecLAANlahaa. inaan arkoruuxaantaasi 😂😂❤❤😢

ladylove__
Автор

Acuudi bilaah minisheydan rajiim allaw naga qabo jinka iyo qurafaadka 🥺😭🤲

almaz
Автор

Inkastoo an aad uga cabsanayo shekoyinkan oo kleh hadaneh wan jecllahy walhi☺

hibaaqabdikadir
Автор

😱Acudubilaah ilhahow hanala kulmin subxanallah 🙈

samatarmoh
Автор

Subxaanallah ilaahayow inta nolashyda kadhiman haitsin

FaisoCabdi-vewt
Автор

Scw sidii film camal inaan daawanayo ayuu iiga dhigay
Daadihiyaha sheekada Habka uu dareenka qofka udhaxgalayo waa xirfad cajiiba aadbaad umahadsantahay 🙏

munasarguled
Автор

🥺😂😂😂🙌 Qol Madow Kaligey Ku Jireh Wlhi Zxpow 🥺💔😂😂😂😂

jinkahaplahagala
Автор

Sheekoyinkay kolay anigu waan wataa xooga cabsi baan daremay 🙏🙏🙏

sucada
Автор

Gadhipa igaga xumaadey buurta kala jexan
Wa hapeen madow kaligeyban ahey shekadana wa dhageystey
Yaaa Allah😭😩😢😨😨😨😱😱😱

updimuze
Автор

Wll mcn soo badi please keep going 🥰🥰🥰🥰

ibtizam
Автор

Waxasi Hadi eyba jiran waa sixir Iga Tag dheh Anaba ismodayo in Aan Ahay Ninka wada gariga Astaqfurulah😂😂 Iga Soo Gara

osmandaud
Автор

Acuudu bilah minashaydani rajim ilahay hanaga qabto subxanallah🤲🤲🤲🤲😭

XiisQaali
Автор

Bro jini jiniga waan kahelaa bro noosoo badi🤣🤣🤣

AHR
Автор

😂sheekoyinka cabsida inaadhageesto wa jeclhy sas ay thyne wax iga fulaysan majiro😂keep going pro noo sobadi🥺

maryangesweyncabdulahi
Автор

Nosoo badi shekoyinkan oo kle br👀*😜👏🏽👍🏻✌🏻

safiyoiikar
Автор

Allow naga xijaab jinka iyo shaydaanka amiin

amuunyusuf
Автор

Acuudu billah mina sheydani rajiim 😢🤕🤒

yahyemohamedomar
Автор

Keep going wlloh Allah keep you noogu soo dhakhso wlloh muuqalada I like it

nazrazead
Автор

Ani ahaan wn jeclahy inaan la kulmo ruuxanta run ahaantii....😩

KuwenMariya-nfmi
Автор

𝘢𝘭𝘭𝘢 𝘯𝘰𝘰 𝘴𝘰𝘰 𝘣𝘢𝘥𝘪 𝘴𝘩𝘦𝘦𝘬𝘰𝘰𝘺𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘤𝘢𝘣𝘴𝘪𝘥𝘢 𝘣𝘢𝘥𝘢𝘯

Itz_ridwaa