PRANK || FAKE PISTOL XAASKEYGA OO WAALIDKA IGU DACEEYSAY ...

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Atarisho soo aarso tookadada waye😊😊team atirisho like ☺️

googlename
Автор

Saliga nabiga hadhaafin hadaa jeceshahay salalahu caleyhi wasalam 💋❤️

sabaadchannel
Автор

3:37 ka bilaabane shekada macaankeeda hadan ku caawiyay like😅😀

Rinaaaaad
Автор

Waxii jiif ku fiirsanayo like isar 🛌👍🏿

aftahkaramah
Автор

WAALKEY AMA WALAASHAY ILAAHEY DARTIS IKU SOO BOOQO M.A

kinghalland
Автор

(سَلَـٰمࣱ قَوۡلࣰا مِّن رَّبࣲّ رَّحِیمࣲ)
[Surah Ya-Seen 58]

Elitehotelsomalia
Автор

Illaahay amarkiis prank somali sameeso kan Nuuradiin iyo atirashadaa ugu jeclahay😂😂

kiincadey
Автор

Intii rabto inaay Atirashada aarsata like dac kusii😅🥰

theslaveofallah
Автор

Bisinka waa naxay war gabadha noogadaa naxdinta
Waa jecel nahay atariisho badiyo wlhi hadalkeda lee uxiisay cod mcn ❤❤❤💪🤚

kowsarabdiwali
Автор

Nurdiin ayantaan fadumina prank aya ku dishay sorry abaa 😢😢

amaalomaryarrow
Автор

Nabigeena muxamad scw yaan like lagu raadin please

sanbarchanel
Автор

Atariisho soo arso team atariisho baadiyo🤣✌️

cayuuniqurux
Автор

Aniga hadan arko gabarsaar ama xijaab gabar qabta oo ninkeeda kaqabta prank waa laysla ogyahy 😂😂😂😂😂

sudaysiismail
Автор

After evry prank😀🙈
Nuuradin: bbe are yu happy 😅
Fadumina:No, 🙁
Nuradin:why it's prank bbe😔🙈
Fadumina: adaa lagu dhahaa😂

We Lov you our royal family ❤❤

hudaabdihakinomer
Автор

NUURDIN ACTOR OO KALE AAD UJISAY RUNTII ATARIISHO WEY KU MARTY SORRY 😅😅

AjAweisOFFICIAL
Автор

Alla baskoladaa saa uga cabsado😅 Atariisho labo prank isku xigtaaa😭

zuhurahmed
Автор

Waxaan sugnaaba waa atariishada iyo warkee soo wado viva atariishada🙏🙏🙏

hakiimihusein
Автор

Like ta kowaad ha ila dhaafin 😹😹😹🙆‍♂️🙆‍♂️

kingrk
Автор

3 minutes 1k another level
Lamaanha kaliya aan daacad tageero keep going waan idin jclhay ❤🖐

hayathassan
Автор

Hadad lamanahan jecezhahay like ta izku muuji

nimcoaadam