Kooxda Dhaqan Academy Iyo Ciyaar Dhaqameed Shidan .......

preview_player
Показать описание
Kooxda Dhaqan Academy Iyo Ciyaar Dhaqameed Shidan .......

Kooxdan Oo Lagu Magacaabo Dhaqan Academy Oo Ah Koox Cusub Waa Koox Aad Ka Heli Doontid Qaab Ciyaareed Casri Ah Hadaba Fadlan Hadaad Leedahay Xaflad Aroos,Meher,Koox,Ama Xaflado Kale Oo Aad U Baahantahayba Waakan Numberskan Kala Xidhiidh
Tell,+252 63 3820148
&
Tell,+252 63 3867988

Fadlan Hadaad Nasoo Booqatay Subscribe Like Share And Comment Waa Xagaaga Adoon Nagala Bakhaylin Thanks All Somali People 🙏🙏🙏🙏
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .

FADSO
Автор

Keep goinG dhaqan academy mai zeconD team mdxaH korkiiiza

daarik_EmrLL_
Автор

Mashallah 🥰 loved every bit of the dance. Much love ❤️

anab
Автор

M.a hore wcn keep koy marna naba haa niyad jabina ♥️🥰

najmaaadan
Автор

Kooxdan xagee laga dalban karaa, xageey joogaan

haniaden
Автор

M.a Ururkan si Nafsiya isKaga Jeclahy mar waLbana waxan jecelahy action kooda inaan ku ciyaaro taageero buuxda idin ahay keep going dhaman

nimaohureiri
Автор

Mash all wa so dhoweyn lkn ciyaaraha qaar way qaldn yihiin sida cel celiska wiilsha hore usocda

shookarichannel
Автор

Waa mahad alleH wadankeeni hooyo 💪💪hanbalyo ♥️🥰

fahiimamubarig
Автор

Heesta gobaad oo malaboy yaa qaaday wll

nimcoabdulkarim