Warar Deg Deg Ah DFS Oo Siro Badan Ka Shiftay,Xisbiga Taabid, Dad Roobow Dartiis Loo Xiray

preview_player
Показать описание
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ALLAAH HA GUULEEYO OO HAXAFIDO INTA DAACADA AH IYO INTA WANAAGA JECEL IYO HORUMARKA JECEL ALOW NA DHAAFI INTA DULMIGA WADA IYO DABA DHILIFIINTA DABA QOODHIGA OO WAX MAGARATADA SHISHEEYE KALKAALKA AH AMIIN YAA ALLAAH AMIINAMIIN A

simplistic
Автор

VIVA KONFUR GALBED  NABAD IYO NOLOL KU NOOLAADA

falastiin
Автор

2 nin dalka la degay waa xasan iyo cumar

mukhtarhussein
Автор

Xassan Sheikh waa in la iskaa gabto!! Imaradka buburka Somalia ayeey kashaqeyneysaaa

mahdowmeal
Автор

SHARAFTA AD LEDAXAY BAL NO SHEEG XARMAJO

alegendisamongyou
Автор

Ninkii gabdhaha soomaaliyeed Ka gatay sucuudiga miyaa Raba in you madaxwayne ISU. Soon sharaxo

mohamoudmohamud
Автор

Dadki, dalki iyo deeqdi shacabka loogu tala galay shaaribowayne aya liqay, sharaftu ka dhacday, oo inkaar alla lugu rid

ashaolow
Автор

Midabkiisa runta ah ayuu ku so biyo shubtey cremki iyo kostaadi maa yaraadey

المهندساسدعبدللهالكثيريعبدلله
Автор

Xasan sheekh dil toogashuu istaahilaa duli dabo dhilif

burhancolorado
Автор

Askari halaga dhigo ifindiri ah axmed madoobe Mar hore muxuu wax u qaban waayey

somalihanolato
Автор

Viva xasan shiiq cadowgaaga unoolow kuwo waxaajiro markey sawirkaaga arkaan iskuxaaraayo uukamidyahay farmaajo.

sahruja
Автор

Farmaajo hadu sheegay wixii dhacay ma la xanaaqi Qabyo. hadi mooshin Nusqaan la timid ileen Qabyo waa Qabyee haka Kululaan Qabyo wa la qaawiyey.

omaralwan
Автор

Wixii farmaajo kaso horjeedo ciil udhimo

muminhussein
Автор

xasan gabdhe gate quran hasareen dumarkisa wuwashay yaadoranayo musqusha imaradka xasantug maxishoode

halimafarah
Автор

Cabdiwali cali gaas ayaa hore udhahay mudisho soomaaliya ma ahsomaaliyanamuqdisho ma aha maxaa wax looga qaban waayay

mamazeinab
Автор

Shacabkii somaliyed waxay door bideen nin jeclaysi iyo qabyaalad qofwalbow dalkaada xilbaa, kaa saaran ilaahay halaga, baqo halaga shaqeeyo sidii loola, xisaabtamilahaa madaxda dalka lkn iska daaya nin jeclaysiga iyo qabyaalada hadaanan iska, dhaafina waligeen gudbimayno layaab allow natoosi

bashka
Автор

Daawo, caafinaad, , biyo, waxbarasha, nabadgelyo, cadaalad iyo naxariis midna ms leh mooge iyo khayrlaawe.

ashaolow
Автор

Labada tuug oo raba in gaalku u xaaro canshhurta iyo deeqaha, dhuunta kaydinka qabay, waa na dhibteene.

ashaolow
Автор

WAA RUN INAY ISKU DIRAAN UMMADDA SOOMAALIYEED BAY MAR WALBA RABAAN ALOW HANAGU SOO CELIN QOSLAAYE IWM IYO GAAS CUMAR CABDI RASHIID WAABA KU QARACMAY IN LAGA RAAYO OO WAR SUGO DOORASHADA DAALIM BAA TAHAY CID KU DOONAYSANA MA LEH OO WAA KU SOO TIJAABINAY HADAAN NAHAY SHACABKA SOOMAALIYEED WAAN KU DIIDNAY MAXAAD KU MAAGIN MADAXDA SHARAFTA LEH ADIGAA KU FASHILMAY WAQTIGII LAGU SIIYAY INTA SHARTA WADA ALOW NAGA QABO DHAMAANTOOD AMIIN YAA ALLAAH AMIIN AMIIN

simplistic
Автор

Dalka ragaa dib uudhac ayuu dalka uu ku haya asaga iyo qarkala oo badan ee In dalka laga qabataa anga isha akaraga wabaa lagu haya ragaan madam aay yahiin aqoon yaan aay siyasadahooda laluusha ah

xuseenibrahimxuseen