MOHAMED MAAME | ADAA QAYB U HELAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Ereyada | Abdiqani Haji October
Laxanka | Qamar Suugaani
Music | Furinle
Directed & Edited By | Monium

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesihu waa macaan yihin waxa kamacan quraanka ilahay ilahay ka baqa🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

apirahmanmohametthusseinma
Автор

Ereyada inuu nin wayni samyey way udhadhamyaaan abdiqani xaaji October legend 🔥🤴

lamaarag
Автор

Habeenkii laxanka la saarayey xaadir baan ahaaa please like

suldaankammt
Автор

Inamadayadu kor ha ahaadaan mar kasta waxay amaanayaa haday tix iyo tiraaba noqoto waa hablahooga
Wiilasha aad ban u jeclahay waayo inamo badan la dhashay waxan ogay naxariistooda ♥️🤴🤴♥️

nimcoabdi
Автор

Thanks hawraar, maame, qamar sugaani, iyo Furinle dhamaan shacabka somaliyeed

abdikanihajioctober
Автор

Inagu waxaynu aad u naqaanaa tukaanka iibiya xalwada macaan lkn ma garano ninka sameeyay xalwadaa macaan sidaa waxa ka dhigan ninka sameeyay Ereyada macaan, Mahadsanid Abwaan CABDIQANI XAAJI OCTOBER.

khalidyare
Автор

Laxan iyo codba qamar ugu kaaley
Qamar fankii oo lugo leH

quluupmideeye
Автор

laxankii mucjisada fanka qamarka hirgalay 🥰🥰

abdiqani
Автор

Laxanka Qamar Baaa yar WaLaaaa QaY Legend Qamarka 😂❤️

craxiinhassanaadan
Автор

Wlahi mucjisadii fanka qamarkii hirgalay laxankiisu waa cajiib❣️

kaafiyarechenal
Автор

Heesta markan dhagaystay ayaan daremaY in mucjisadii laxanka saartay❤️🤴🏻

apdiqanimohamettali
Автор

Ereyo mug leh:Abdiqani haaji october🤴
Laxankana mucjisada fanka:qamarka🤴
Music'ga🎶: furinle nin culus🤴
Codka fananka yaree ee la holin waayay:maame🤴

Wlee waa laga shaqeyay heestan hore u socda sxbayaal dhamantinba✌🤗

khalidabdiwadad
Автор

Ay codka🥰qurux dabeecad cod iyo Aqlaq illahay intaba wuu ku siiyey masha Allah Alle hku dhawro wllky😘

foosiyamustafe
Автор

isma qarin karo laxanku big legend qamar 💯👌

hamsenasir
Автор

Exactly xaqiraad laaan waa fanaan banaankiisa ku dhacay

nagiibabdi
Автор

Kanyar waa another level wlhie cabdi karin cali shaah academy kusoco lpx

cadaanivlog
Автор

mohamed maama legend yaataageersan oo igu raacsa 👌

munoburhansheikh
Автор

Maxamed Maame Dhashii ina Cali shaaH
hore UzocO zxP another level🎸📣🎸💯

yuztaawiaxmedyztaawiaxmed
Автор

laxankii qamar inta dareemaysa like ta

abdozhzezo
Автор

Erayada :💯%
Laxanka: hadal ma karayo mucjisada fankaqamar hirgaly💯%
Music: fara dahable 💯%

dhirigaliyechannel