King SK | wawareroya | Official video

preview_player
Показать описание
#BONDHERE_PRODUCTION
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

King zoola malaga soo kopyiyeeyay heesta

munoamiin
Автор

Bondhere Production Tagero number one 🥺✌🇸🇴

mahrez
Автор

Wow the best song team Bodhere production god<<

haruunhugs
Автор

Kkkk ar umadaan see ugalaa cambo gadoow maangalaa😃😃😃😃😃😃

caddeloverabar
Автор

Sharma Lee dadkaan Erey iyo laxan ba ka gaadaan

sar-m
Автор

Waxaan ahay Falastiin🇵🇸, waan la yaabanahay waxaan si💪 fudud u bartay Af -soomaaliga💪 Fiiri fiidiyadayda

sharlw
Автор

Rag qalbi wanagsn bondheere production

funnyboy
Автор

I phone 8 maa lagu duubay afartaan xumaa waxa 😂😂😂😂😂😂 war muuqaalkaan iga cuno

thelegend
Автор

Boondheere production wlh dad badan ayaad soo sarosin ee keep going 😍💖💖

ibrafakatax
Автор

Walaalaheyga aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plzl

Tuureyar
Автор

Adaa yaabas sharmas dhihijiray ee makudayan

abdirahmanyare
Автор

War Mala isku ciyaaraya tan Caannimo katagtaye Qoom Dulleeye oo dhan baa waayahan Dadka kawaalaya Ciyaal Tubaako kasoo dhergey baa Khadka haysta

souljaman
Автор

Why kuligiin sida sharma ugu wada heeseesaan
Hadda sharma iyo liil baliil iyo ilkacase waa kala qaab mid kasta style kiisa ku rap gareeyaan waana sababta mid iskiis caan ugu noqdey rapka loona jecelyahay rhythm kala duwan
Please talent fiican saa usoo bandhigtaan style kiina hela oo dadaala short cut ha qaadanina

suhuur
Автор

Dhalinyarad soo baxayso chanelkan iyakaa leh aniga xita hees ban keensan rabaa mardhow

Eng.khallid
Автор

My young pro king sk keep up
Keep shaining don, t look back
🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘

HanadBidde
Автор

Waxaa king zoola Kasoo maqashey Hanoola iMaan mida kalle maxaa sameysay

farsamadagacantamc
Автор

Kan socdaal aa dhamaa eee bondhere Naga xiishoda video aaa kal io lap

onlygoals
Автор

❤️boondhere production
Weey Dulqaan badanyihiin walahi

abshirabdi