Dabkii Maraykanka Oo La Dami Kari Waayey

preview_player
Показать описание
#SubcribeHashi
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Agaaah Oo Wali Dabkii
Lama Daminin Miya.???
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
Allow U Siisiyaadi Adiga Awoodle 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

AbdiMohamed-zdno
Автор

allaahu akbar illaahow u siyaadiy kufaarka adduunka aamiin

XuseinmaangeCusmaaniidle
Автор

Alle ha u ziyaadiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

dahirdayib
Автор

Dabeeylo iyo dufaano ilaaheey haku rogo mareykan iyo yuhuud JAXIIMADII aay dalbadeen oo ree palestine aay ugu hanjabayeen ayaa kudhacay ilaahoow usiyaadi musiibada aamiin

aslicadeey
Автор

Wale muckisa heysata Marekan Subxanalah walima dabkii holcaya 😮 Traum jaxiimada oo markasto ogu hajawo reer Gaza hootisa ayaa Ilahay ka siiyay Jaxiimada

Maryamcumar-cg
Автор

ilaahow kuxooji dabka reer falastiin ugargaar guul guul guul Baan urajayn ❤❤❤❤🎉

maariyohassancaid-xhy
Автор

alle ayaa wax cadaabi karo waa kaas alle tusay awoodiisa

Hindocumar-ph
Автор

Inta gaza cabsida maraykanka iyo hanjabaadu ku socoto

Dabkani ma noqon doono mid yarada alle uu arka dadkiisa Masaakiinta ah

mustafeabdirahman
Автор

Allah haabadkamarebo duukum daakum kaadiig amiin amiin

Fouziaabdi-bqrz
Автор

xamaas guul falastiin guuul iyo gobanimo ilaahow ugar gaar.walaaleheen.falastiin ❤❤❤❤😊

maariyohassancaid-xhy
Автор

|| -Alloow Dulmigii eey
Uugu soo Duuleen
Dal ka Fog oo Aan -
Danbi ka Gelin oo eey
Dukun Daakun uuga
Dhigeen oo illaa hadda
Eey uugu oo Daldalayaan oo eey uugu Goodinayaan
In eey Sii Guntiri doonaan !
Alloow Adaan kuugu Xawilnay ee Wax ka Qabo ! اللهم آمين يارب العالمين

barlinjama
Автор

Alloow Daarta Cad!
Alloow Daalimiinta!
Aloow Dabaabaadka!
Alloow Diyaaradaha !
Alloow Duuliyayaasha!
Alloow Dadkii so Diray
-Dabaabaadka oo lagu Dumiyay Qaza!!!——
-

barlinjama
Автор

Trump Asiga ugu hajabaya reer falasatina Jahanabo illahaya baa uu soo jawabaya asiga jahanabo wuxu sheegatay awooda asiga waxa ka awooda badan Allaha rabi idan siyada rabi ha uu gara reer falasatina daba allaha baaba jojina kare

ashawooo
Автор

Waa albaabkii cadaabtaeeuusheegaiy taraam

MuxumedCilmi
Автор

The kite bird.dabja way qaaddaa meel kale ayey geysaa, si ay u cuntayso.

Ahmeddauud-gz
Автор

Weli la isma gaadhin wuu wada holci doonaa USA ijsha Allah

maxamudgacmadheere
Автор

أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
((({ إنما أشكو وبثي وحزني إلى الله })))
((( والله عزيز ذو انتقام})))
Ku Dheh kuwa ku Jira “Qasriyada “ Daaraha Ad’Adag, weey Idin Sugee Waqtigiina !!!
)))أينما تكونوا يدرككم الموت ولو كنتم في بروج مشيدة )))
واخر دعوانا أن الحمد رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا وحبيبنا محمد وآله وسلم أجمعين

barlinjama
Автор

Dabkani madabkii losanjalis unbaa mise waa dabkale?

mohamedosman
Автор

Away awodi ayshegan jiren xagey kabaxday

MaxamedSuufi-wq
Автор

Zxb anagu dhinac ma naqaan ee warkan maad HURUFADHI TV AMA DHACDOOYINKA Soo Gelisi ileen halkan badanaaba lama socono warkeeda ee 😂😂😂

LIGHT-vs
welcome to shbcf.ru