SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA (NASTEEXO)2023

preview_player
Показать описание
Eryadi & Laxanka Sakariyee Kobciye
Music : Furinle
Camera : Allayahdiik
Editing : Moha films
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Majirto Habeen Iga Farxad Badned Walalo ❤❤

dj.rockets
Автор

Dunidan qofki ugu qiimaha badna ee so maray waa nabigena muxamed N.N.K.H❤😢

mohamedabdullahihalane
Автор

Jah markuu xajigaga fanan yhy allow isku daaa

XamdiBile-hxip
Автор

Erayada : Sakariye Kobciye.
Laxanka: Sakriye Kobciye.
100%❤

muktaarmaxamedmuunad
Автор

Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤

xafsadahirladan
Автор

Nolozheyda markey bilow eheed heestan so shaac baxday jeceyl wllhy🥺🙈

sakariyecumar
Автор

Labo walbo iis jecl ilaahy calaf haa isugu daro🥺❤️

mss_muno_malpo
Автор

Farxadu waa qaaliyoo
Qofkasta kuma siin kare
Waxaan qirayaa innaan
Adoo qudha kaa helee

Halkii ii ahayd qabyada
Qofkii ii dhamays tiree
Kor ii qaaday hadana
Nolosha qaybaha uu wayn
Wax badan igala qabtay

Innaan buug kaa qoran
Qalinka u sita haddeed
Dadkana baro qiimahaga
Qofbaad ani igala waynte
Waxaan baa qorshaynayaa
Inaad kuu lahaato qayb
Dasduurko lagugu qeexo

Xumnaha jirkaa qaaliga
Adaa ugu qoron mid mido
Qudhaydiyo taaduna
Midbay isku yihin qudhe

Dareeno is qatayoo
Qalbiga ka talalmay baa
Dhaxdeena ka qayiboo
Waxaan qoslaa anuu
Markaad qaali faraxsan tahay

Erayada sakariye kobciye
Laxanka sakariye kobciye
Music ahmed wali furinle
Codka saalax sanaag
Heesta innaan buug kaa qoran
Loogu talagalay dumashiday nasteexo

Isku wara lamanaha qarniga❤❤❤❤

cabdikaamilcarab
Автор

Ereyada iyo laxanka Sajariye Kobciye legend.

👏👏👏👏👏👏👏

finnadguunje
Автор

Zakariye Kobciye & Khalid Kamil Fanaan U Dhigma La Waayay Abwaan + Laxamiiste Caadi Ma aha Hambalyo Saalax & Dumaashi Nasteexo

horusocodmedia
Автор

"Halkii ii ahyd qabyada qofkii ii dhamystire kor igaade hadana Nolosha qaybaha u weyn waxbadan igala qabtay"War waxani way hees dhaafty the only legend saalah Sanaag
Ereyo iyo Laxan fadhiya sakariye kocbciye The legend ❤🔥

mohamoud_Maano
Автор

Hees lama odhan karotan 😢saalah iyo nastahexo quruh wadda noolada abid ubad baariya daadaheya fanaan aanka jclhy salah ma jiro gurigaagu Ha raago wllo🎉❤👰🏻‍♀️🤵🏼‍♂️💍🤎

azoummoh
Автор

Wxn Qirayaa inaan Adigoo Qudha Kaa Helee What The Song🥺My Fav Singer ilaahoow isku Kiin Daa❤️🥹🌺

AliAydarouzy_
Автор

Farxadu waa qaaliyo qof kasta kuma siin karee waxn qirayaa inan adoo qudha ka helee❤
Alhamdulilah waxn haysta jacayl kaso aan dhamad lahayn midkenuba uu ku farxsanyahy midka kale waxn rajayn inu ku dhamado guur in’sh’Allah my life😍
Inan buug qoraan qalinka u Sitaa hadeer dadkana baro qiimahaaaga qof baad ani igala wayntee waxan ba qorsheynayaa inad ku lahaato qayb tastuurkooo lagugu qeexo Habiibi lagugu qeexo😘

Axyaadunya
Автор

Mashaa Allah habeen qaaliya ayey ahayd wllo isku waara jiro wada jooga waligiin❤🙏

Samiirofarxaan
Автор

Harti Iyo Mareexaan Baa Kumidoobay Arooska Walalkey Saalax Sanaag Iyo Walaashey Isku Waara ubad Qeyr qaba Kala Ilma Adeerayaal From Mj Ciise Dhuux 🎉❤️👑👸 Gabdhaha Xigsanaya wiilka Dumashigee ah 💯🙏🇸🇱

zaarasaidelmi
Автор

Inan buug ka qoran
Qalin usiita hadeer
Dadkana baro qiimaha❤
Hees waa dhaftay

rahmaalim
Автор

Laxanka iyo erayada makuu Kobciye leyahy music by furinle another level 👌 💯

samiryussuf
Автор

Hestu way iso jidatay waliba aaaad coz wxan dareemyay inu kobciye heesihiisi tahay wonderfull salax sanaag and Taasha✨🙏🏻

abdirahmanqatari
Автор

Hambaly0 wllky Sharaf Halkani waa YouTubekeena saxda ah wLaLaYaaL

mudhux