NADIIRA NAYRUUS | DAD BAA LABO MOODAYAA | HEES XANUUN BADAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
DADKAA LABO MOODAYEE.
DAMIIR KA MIDEYSANAA.
WUXUU MIDI DOORBIDAA.
DHIGIISANA DEEQAYEE.
WANAAGU U DOORANAA
----------------
HEES QISO DHAB NADIIRA NAYRUUS ..
WE ARE NOT TWO, BUT ONE - TRUE LOVE
JACAYLKU DUN FIICANAAA
----------------
 ERYAADA: CABDISHAKUUR ALLAH-YAHDIIK
 MUSIC + LAXAN: CABDI ABIIB
 VOCAL RECORDING: CAYDIID JOWHAR
 CODKA: NADIIRA NAYRUUS
 DIRECTED BY: KABACADDE
 PRODUCED BY: ABDIAKSRAITUBE
------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Indhaha Illintu Way Ku Dhagtay Oo Waxba Ka Soo Dhici Waa..
Jacaylku Dun Fiicanaa…Hees Ruuxda Taabatay..
Please Like And Share.. Thanks ...

ABDIASKARITUBE
Автор

Wax waliba oo LA dhageeto waxaa ugu macaa quraanak alllh swc

ubahdagan
Автор

Maashaallh beautiful family! Nadiira golden voice. go go girl ❤🙏🏿

DayaxStudio
Автор

Fiicnaan laheydaa munkarka ey kuqiiroo neysa iney ahaadaan aayado qur, aan subxaanallaah😌😌😌

aishamoha
Автор

Nadiira Nayruus Waa Inan Wangsan Oo Qalbi Wanagsan Oo Daacada Taasna Way Ka Muuqataa Hada iLaa Waagii Hore Oohinta iO ilintuna Waxay Ka Turjumaysaa Nolosheeda Maanta Ay Haysato Sbbtoo Ah Waa Gabadh Cod Mcn Fankeedu Garab Wayn Mahelin Sidaan Uga Jeednay JacayLna May Helin Daacada Oo Kanoo Kalaa Waa Inan Bilaa Hooyaa Oo Bilaa Aabaa Sidaan Afkeeda Ka Maqalnay Maanta Noloshay Kujirto Ayy Katurjumaysa Inantu Alle Ha Isku daayo Reerkan Uduceeya Walasheen Maanta Way Faraxsantahy Hiilbay Heshay Uma Baahna.Dadka Qaar oo Ku Caasiyay🥰🥀😭

ilhaanraahoofficial
Автор

Subxaanallah Dumarku Miskiinsanaa, Allaha Swt hakugu hedeeyo inaad Quraanka Allah Sidaas Ugu ilmayso, amiiin amiiin 💝 🇸🇴 👍

AMATALLAAH-qdpq
Автор

Ilintu maha daciifnimo ee awood jcyl 😍
Isku waara

abdirisaqqurbaawi
Автор

Intah ila ilmaysey🥲😢😢😭😭😭. Daren dhab ahi ila daremey. Is muuujiyah 🎧.

rafiiqofficial
Автор

Nadiira nayruus mar xaLaD ay soo marty bey heestani xasuusineysaa 💔ax wlhi qof aan waalid hyzan oo dayac badn soo mary kadib qof si dhab ah ujecel heshy weeye alle hyzku kin daayo 😭😭😭😭💔

mohaadde
Автор

Wlhi wn la ilmeeyay 😢😢😢😢 nadira nayrus dhiiga noguu yaal. Codkii daren leeh 😢😲😲

samsamahmeddubad
Автор

jecelku wanaagsanaa markad hesatid qof nolosha kula fahma❤ inta is jecel allah isku sahlo

ruuneeycali
Автор

Beatiful❤️❤️…she understands what love is..take care of her beatiful heart..she is a keeper👑..our beatiful princees

jeyloadan
Автор

Jaceylka dhabta macaanaa markii aad heysaysato qof kula qeybsada ax ax ax 😭😭😭 Nadiira iyo Ceydaruus isku waara Ebid Nolosha farxad ku dhameysta. Lamaane Jaceyl Dugsaday ayaa tihiin Allaha idin Barakeeyo ❤❤❤❤

Ducaqabto
Автор

Waa Dareen iyo ilin Qalbiga kasoo Qubtay isku waara Qoys Quruxbadan❤💯

hamseshaacirent
Автор

Waaw waa heestii kowad ee Nadiira nayruus ee aan like 👍 iyo comments isu raaciyo good voice and music

adam.somali
Автор

LaBada Kalgaceylku Dagay Deeymada isu Garan oGaa Dareenku u qaybsana xurmada isku Dabacsanaa😭😭😭❤️❤️Jaceylku Ha guuleysto Qofkastana qofkiisa allaha siiyo🙏🥺

naima..
Автор

Qofksto jcyl hayo hala ooyo nadiiro maanta😭❤️

enggeenyo
Автор

Nadiira wax daremi karo qof qofko jecel helaya walhi qof jeceshahy marak hesho wax ka wngsn majiro aduunka 💑❤️😭isku waara

bilanbashaasha
Автор

qof aan jacayl u qaado wlhi noloshayda imasa marin balse waan sugayaa wakhtiga❤❤💋💋

anuushwacays
Автор

Cabdi Askar nin wax badan og aya tahay Legend
Nadhiro Nuxuus jaceyl bay inagelisay mantay💔
Hambalyo 👏 Hambalyo

shukrikeynan