MOWLIIDKA IYO DR ZAKIR NAIK MUXUU KA YIRI? | MUHIIM | OGAALKA DUNIDA

preview_player
Показать описание
Dr zakir naik ayaa la weydiiyay su'aal aad u muhiim ah haddaba ka bogasho habboon.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wn jeclhy shikhan ❤❤❤❤ wxn u rajeynayah cafimd iyo cimri dher😥

ekramkhatumo
Автор

M.Allah Dr. Allah haku barakeeyo. jawaab sax ah baad ku jawaabtay. Allah xaqa hanagu sugo ummada wixii bidco lagu imtixaamay oo shaydaan waxaan jirin u qurxiyey Allah swt xaqa ha fahamsiiyo oo diinta quruxda badan ee dhammayska tiran ha usoo celiyo oo haku sugo.

king_suleiman
Автор

Dr Zakir NaiK AllaH haku dheereyo cimriga ❤

omarnaasir
Автор

Mahadsanid ogaalka dunida arin mühim ah ayaad kahadashay

xumeyraqaali
Автор

Mnsha allah ilhy haku xifdiyo barnaamijyadada xiisaha leh

tufaaxmuuse
Автор

Msha Allah bro alle haku xifdiyoo mahadsanid

JIPJAAP
Автор

Ogaalka dunida waa chennal aan aad ugu Faa, iido alle hku sharfo maahir

Siciiddhiif
Автор

Waa waajib yaa yiri War Anagaa ballo Aragney Cajiib War Fahamka ha la Hagaajiyo Walaalayaalow

xabiiburaxmaan
Автор

Anigo jifan rabo arkay notification-ka muqalkan wlhi youtube aan horay kaso galay, Allow xaqa dadka tusi gar ahaan qaar kamida dadka Somalia mowliidka waaba ay Ku indha cadyihiin. War diinta si qaldan loo fahmay. Allow xaqa tusi

wiilhoog
Автор

Mowliidku maha dhalashada nabiga scw ee wa xuska nabiga scw 🥰

Boqrada
Автор

JazakallaaH uztaDul Dr zakir xafidaL AllaH💪

nimcolo
Автор

Maasha Allaah sheekh zakir Illaah ha xafido

ifrahmohamud
Автор

فعليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين المهديين عضوا عليها بالنواجذ وإياكم ومحدثات الأمور فإن كل بدعة ضلالة. Dhalinyarooy an is ilaalino diinta waa kitabka quranka iyo sunada rasulka scw waxi inta kasoo hare bidca dhalaalan waye adoo shahadada haysato ina hadana waxayala aan xadhithka iyo kitabka kuso aroorin inad kudhaqanto waa laga wanagsanyahy 🙏😢dinteenu firqa ayee yelate sidu nabigena scw♥️ nosheege dhor boqolo sana kahore waan arkeyna imika qolo walba iney magac yelate balse kan saxda ah waa kan sunada nabiga iyo saxabadisa raaco iyo kitabka quranka sunadana goos dambeeydka ku qabsada ayuu nafarw xabiibkena wabiilahi towfiq🤝🤝🙏🙏♥️♥️😭😭👋👋

fatumayussuf
Автор

Alx Alx Alx Waxa Mahadleh Allah Iga Dhigay Umada Nabi Muxamed SCW SCW SCW Ina Waa Fujiyy Diinta Islamka iguna sugay Alx Alx Alx Aniga Mowliid Ka Wax Diiday Uma Jeedo Xadith Ama Ayad Qurana Uu shegay Dr Ka Marka Qof Walbo Xisabtisa Asey hortal Aniga Waa Ku faraxsanahay Dhalashada Subanaha SCW SCW SCW Wana U Dabal Dagaa Galo Waa Gonided Oo Wagii Islamka Dhashay Lama Maqal Inay Nabi Ciise u Dabal dagi jireen Waxa La Maqlay only yuhuda Oo Udabal Dageyso Yomul Cashura
EE Qalbigada U fur Jaceylka Rasulka Muxamed SCW SCW SCW Asaa Wax Walbo Ka Horeyo Mowliid Ka Waa Sirada Nabi Muxamed Oo La Aqriyo Lagu Saliyo Waxna la sadaqeysto intasna Waa Diinta Islamka Waxay Baneysay EE Channel Kan Aba Bidco Fafis Ah
Mida ugu dambeyso Hadii An Weydiyo Umada Dr Kan Dinta uracsan ???? Waxad kentan Arinta Uu dr Kan Ka yiri Nabi Muxamed SCW SCW SCW Inuu guursaday caisho R.Canhaa iyadoo 9Sano Jir Ah Uu yiri Kuma Racsani Nabi Muxamed SCW SCW SCW Marka dr Ka Dib u firsha koley diin Kama Barakeysanee

bestmayraaled
Автор

Allaah cimriga hakuu barkeeyo Dr zakir abdikarim naik
Allena jiilkii Ku badeli laha hanaga yeelo

sakirmoali
Автор

Masha allah waa mawduuc aad muhiim inoogu ah somali ahaan.
Illahow xaqa ma waafaji

mohedabdi
Автор

Nin balaga shegey ma ana walan mise cadan balaga hesaya dadku maxay ufahmi layihin waxa loshegayo hadii ay waxa LA isku haya ay tahey diin macidba kabadisey Abubakar hala karalinoqde diinta islaamka oo aha saxiibki nabi muxamed scw oo madaxweynihi islamka nabi muxamed kadib wax uusan samenin sidee adigu Ku aqbalesa oo Ku tageresa war dadow ilahey aqli bu idin siyey wax lagu garto diintana wu idin barey sida isku dhama nabiga ya lagu qaldamin wax uusan rali ka ehen in lodhigana yanla samenin sunada iyo kitabka gacanta halagu dhigo

talowadaag
Автор

Ninkaaan waaan dhageysan jiray zaki ah bes waaye hadda ka dib haduuba mowliidka nabiga diidaaayo bidco Lee waaye alle maxabada nabiga hanagu dilo markasta amaantiisa waan wadaynaa

khadijah
Автор

maahir sxb mowliidka waa banaan yahay
zakir naik mar waliba oo aad soo dhigto daqiiqad ima dhaafi jirin
lkn hadda kadib mafiirsan doono insha allah

maslaharts
Автор

Dr zakir sifiican ayuu noo fahansiiyay

CabdulahiKayd-gk