Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Colaada Iyo Dagaalaka Qorilugud Iyo Buuhoodle

preview_player
Показать описание
Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Colaada Iyo Dagaalaka Qorilugud Iyo Buuhoodle
Follow bulsho television 24 hours news update channel

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa xaq waanad ducaysay sheekh Allaahuma Aamiin Baarikallaah fiik sheekh dirir

geediali
Автор

mashaa alah sheekh dirir ala hakaa abaal mariyo awoow from buuhoodle

AxmedAxmed-ruot
Автор

Masha allah shiikha alla habarakeeyo wxn uso jeedinaya dadka dagaalamaya inay culamada maqlan

YusufMaxamud-kr
Автор

Waa yaab huwan culimadoodiiiyo culimadeeniiba way diranayaan umal baa ka dambeeya isagoo lacag u gura daaroodka markay dagaalamayaan

halimadirie
Автор

Marka Huwanta la jabiyo ayay ictisaam soo qaylisaa. U fiirso maalinta Huwantu wax layso, arki maysid wadaad ictisaam oo hadlaya

Aw-cr
Автор

Sheekh anno, ku, ixtiraamaya. Maxaa, maanta, keenay

haanihaaroun
Автор

Amiin Amiin yaarabi
Illahay ha Kala qaboojiyo

sahraGuled-xj
Автор

Ectisaam iyo hawanta xidhiidh baa ka dhaxeeeya

heegabomedia
Автор

Mansha allaah allow ku anfac wanadaas qaaliga ah

Khayr
Автор

Ilaah ha ku naxariisto misna ha no naxariisto dhamaanteen misna kuwe hadalkada anfaco ha ka dhigo

faysalAbdi-fj
Автор

Masha allaah sheekh taga gooba colaada oo heshiisiya illaahay hadinka ficil qaada oo gooba dagaalka taga illaaahay hadin barakeeyo kala qaboojiyo🙏🏼

IfrahJama-dn
Автор

Allah haku barakeeyee sheeg kuwa mujrimiinta ah ee hargaysa lacagta ka diraya umadda soomaaliyeed ee walaalaha ah isku diraya farta ku fiiq munaafiqiinta waxan ka dambeeya from hargaysa

cabdallacamay
Автор

Sheekhow kuwa dadka kicinaya ee odayaasha sheganaya utag oo gacanta qabo allaha kubara keye sheekh hadii kale meye

RaageAhmed-lm
Автор

Intaasi waa kor ka xaadis shiikh allah ha ku barakeeyo intaa in ka badan bay u baahan tahay dadka jiidaa ku nooli wey ledi waayeen oo way lugayn waayeen dadka nabada ku baaqayna nabadna kumay baaqine hanjabaad iyo nabad iyo faan bay isku dareen

halimadirie
Автор

Asalaamu calaykum waraxmatullah wabarakaatuh
Sheekha ilaahay ha barakeeyo

Walaalaha soomaliyed meelaskatad kala jogtan wixii caqli iyo iiman Masuuiyad wax kaga qaban karoow colaada sidii loo joojin lahaa u istaaga
War culimooy kudhiiro
Cadaaladda iyo runta kudhex gala waliba kagardaran runta ushega walalayaal
Ilaahay kabaqa wallee cadow sare ayaa inagu farxaya
Alle haloo noqdo
Subxanallah

maryamfarah
Автор

Ilhy ka baqa culimada aflagaada ka daaya

MascuudMohometh
Автор

Waa wacdi wakhtigii
La ofhan lahaa ka soi
Dashay.
Hadana waa markii
La xanuujiyey huwanta
Oo.midabo dadan leh

garyaqaanxasanaxmed
Автор

Daarooodkow furta. Khaasatan culumasheegatada dhulbahante

AxmedMaxamud-zcei
Автор

شيخنا هده ليس بين قبيلتين بل هى سياسه فنيلها من الداخل ومقديشوا

ahmedosman
Автор

Dhulbahante iyo habarjeclo calool adkaa sidey isu dilaan iyagoo is dhaldhalay sudeen u dili karaa abtigey iyo awoowe

abdullahisaman