OMAR ADEN 2020 | WAD BAA JIRA | QASAAID CUSUB

preview_player
Показать описание
OMAR ADEN 2020 | QASAAID CUSUB | INTII JECEL NABBIGA

Laxankii : Cumar Aadan
Music by : Ahmed Ali

Copyright protected by CASKA FILMS
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك
Jaliilka Allaa
Xuskii jiroo
Anana joogteeya
Nagu yidhiyoo

Hanuunka Kuwii
Ku jees Jeesiyo
Abaa-jahal baa
Kufriga ku jabee

Intii Jecelee
Jidkiisa martaa
Janada nabigay
La jaar noqon

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك

Mukhtaar waa
Jiheeyihii Kheyrkee
Jin iyo Insi Jahliga ka xoreeyoo

Kuwii la jihaaday
Jamacoodii,
Xawdkiisay jalani doonaanee

Intii jecelee
Jidkiisa martaa
Janada nabigay
La jaar noqon

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك

Furqaan Jirrideeda kii taagiyo
Amiin waa joharadii koonkoo

Naftii jiijatee jibada u qabtaa
Jaahiisa xabiibka kuma hoogtee

Intii jecelee jidkiisa martaa
Janada nabigay la jaar noqon

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك

Naftiisa Ninkaan Mukhtaarka Jeclayn
Iimaankiisuba wax jira maahoo

Ibliisku intuu dhagaha ka jufee
Jikaartay xaqaa jar iska xoortee

Intii jecelee jidkiisa martaa
Janada nabigay la jaar noqon

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك

Wakhtigu waa maalmo sii jeedoo
Aduunyada ruux ma joogaayee

Ninkii jaqayee nimcada ku jiro
Wadbaa jira maalin kaa jarayee

Intii jecelee Jidkiisa martaa
Janada nabigay La jaar noqon

يا ربي، صل وسلم
لنبي مصطفاك

MikeRobert-vpet
Автор

Illaahaw Rasuulkeenii udgoonaa Janada jaar nooga yeel yaa Rabbi

wasicov
Автор

Heart touching ♥️

"Intii jecel ee jidkiisa martaa, janada nabigay la jaar noqon".

Nasttafe
Автор

Intaa jecelee jidkiisa martaa
Janada nabigay la jaar noqon

Ilaahay ramadaano kale oo badan nabad haynagu gaadhsiiyo Aamiin.

abdirahmaanilkocasse
Автор

2020 qasiidadani so baxdey mnta o joognana 2025 march allaha kheyrka nagu sugey walpa 10 kiisi hore

Hamzemuxumed
Автор

Scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahaow nagadhig kuwa arka nabi maxamed scw scw dhamanteenba walalkay somaliyed

akrammario
Автор

Ninkii jaqayee nimcada ku jiroow wad baa jira maalin kaa jaraye ❤❤❤

MowLiiDApdi
Автор

Janada nabiga scw
Allow nagala jaar yeel

mukhtaardalxiis
Автор

Waa 15kii bisha Shacbaan 2024 Alle nabadqab haynagu gaadhsiiyo bisha Ramadaan.

Nuuraiin
Автор

Allaahuma salli calaa nabiyinaa muhamad salalahu caleyhi waa salam

AichaAhmed-lidi
Автор

Inti jecel ee jidkiisa marta janada nabigey la jaar noqon ❤️

hamzamahamoud
Автор

Intii jecel ee jidkiisa marta janada nebigay la jaar noqon❤

Hilin_Nolosha
Автор

Those who loves him and go on his path, absolutely they will be in janna beside prophet mohamed may Allah's peace and blessings be upon him

ahmedaptidon
Автор

Allaa weyn.
Allahu Akbar.
Allah is [the] greatest.

abdilahiahmed
Автор

Macha'allah Al Xaaji Omar Aden Douksieh may allah bless you incha'allah

eng-yoonis
Автор

Walhi wan marxabooday wa ramadaan ilaahaw omer adenaw kuwi nabiga lajar noqda kaadhig.

20/03/2024 galab cadceeda siidhacayso dhagaysanaya bishi barakaysanayd 11 nomarayza😢

Inti jecele jidkiisa marta janada nabigay lajaar noqon scw jalilaw jaceylka nabiga an uqabno jahanamo nogabadbaadi😢

HamzaAbdiserar
Автор

L'islam c'est une religion de paix.
L'islam c'est la solution.
L'islam c'est la lumière.

hassankhairehmohamed
Автор

Masha allah ramadaan mubaarik ilaahya ramadaanta ramadaanteda khayr haynagu gaadhsii

calisalebaan
Автор

Alhamdulilah sanadkii hore ayay ahayd goorta qasiidada la qaday mantana wan arkay oo 2021 ramadantii lagu jiro sambuska ano samaynayana wan dhagaystay Alhamdulilah alle sanadka kiisa hayna gadhsiiyo insha allh ♥️ omar adan waxanba islaha wuu dhintay waayo waxan dhagaysan jiray un qasidoyin uu qaday 13 sano ka hor masha allh alle hayno daayo ♥️

MariaIsmaelMohmed
Автор

Ilahow Ramadankaan fadligisaa nagaa yeel kuwaa janadaa laa jar noqotaa rasulkagii udgonaa. Amintaa ii raciyaa walalayaal. 🙏🙏🙏🤲🤲🤲

saidomar
welcome to shbcf.ru