Daawo Warkii Udanbeeyey isbadalwayn O dhacay Xiisaddii taagneyd Iyo Turkigii O So Gurmaday Xogaha Cu

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alfta galen Wa Khainu wadan Axmaro iyo Abiy u shaqaynaya wana in talabo laga qada

wklzcyc
Автор

Waa inlaxidha waxan duliga ah marka horaba somali caadiya may ahayn nimankaa afka kale ku adlo

hassanguedi
Автор

Ilaay wiiq siyaasaday qalad ka fahmeen waxbaa lamucaaradaa ayey maqleen si qaldan oon loojoogin ayey ka hadlaan yaa siyaasada nagu baraykkk

abdiahmed
Автор

Qofkii Ethiopia raaco waa xabsi 2o years wax kale soconaayo majiraan

mohamedsharif
Автор

Maamul goboleedyada ay xiisadaha ka jiraan wada hadal in lagu xaliyo ayaan qabaa balse xoog lagu xalin Karin xalna xoog ku imaan doonin

yuusuf
Автор

Moryanta Hawiye dhe mesha dawlad kama jirte. Rer Konfur Galbeed Guul ilashada dalkina

PuntlandFirst-qo
Автор

Mudane madaxweyne ha adin rufyanka diday raisal wasarah

Kihkjc
Автор

Dawolda waxay maqshay waxaa la saxiixaaa wax kasta wey iska saxiixaysaa yaahuuuu 😂😂

maandeeqcookingmuxadrahcha
Автор

Dowlada dhexe e Somaliya illahay ha guleyo insha Allah

wklzcyc
Автор

Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

wklzcyc
Автор

Wawaqti dhumid hadi la ado ma istahilo inwaqti danba lagu dhumiyo itobiyanka

Kihkjc
Автор

Lafta galen wa Khainu wadan Axmar ah Munafaq xun weye o amar ka qadan haya Abiy iyo itoobiya sida darted wa in talabo laga qada

wklzcyc
Автор

Hadii ay itoobiya dhisho xasan sheekh. Ama ay xerto maxaa dhacayo

abbdll
Автор

Lafta galen itoobiya iyo Abiy aya ku shaqaysan haya o u amar ka qadan haya e wa in talabo cad laga qada Munafaqa lafta galen

wklzcyc
Автор

Laftagareen waa mucjiso ee xabsiga hala dhigo xasan m weyne wadani ah ilaahow noo xafido madax wey na heena xasan shiiq maxamud waa ninka Dacwadì- bada ee kenya nagu qabsatay Dacwadì aya bada nalokugu so celiyay hada marlabad waa m weynaha itoobiya siyasada ugu wanagsana ku difaacay dalkeena daaroodku waa dad qabiili ah dacaayadisa un bey wadan markas beey madaxda daarood ka noo amaanan hawiye waa dad dacad ah m weyne wardi wey amaanan laakiin weli arki meysid- daarood amaanaya- madaxda hawiye taas waa arin aan mudo- badan aan cilmi baaris kujiray

Cabdiraxmanka
Автор

Dowlaad kama jirto mugdishu mooryan iyo dameeraley ayaa dalka qabsatay Hassan dhiiqo ayaa masuulka ah problem somaliya heesta.tuug weeyo Hassan.

OmarMohamed-dbiy
Автор

Wari somaliyedow mw konr gbt wax makosaa ah malahan wayoyo koxdan damul, jadiid aya ayax ah oo bilabaye xiligi eye xokonka imadenba bilawaye damaca qabsasha magalada baraawe dagalna halkas karidaye wadna ogtahaye markasu laftagaren bilawaye inu itobiyanka isku ilaliyo danbana ku qasabtaye wana nin dowladeesi werar ku tahaye asna waa isdifacayaa Hassan sheik bana qaldaan

abdiwahabadanabdiwahababdi
Автор

Turkigaa soo gurmaday ayuu dhahay waa beentii xasan sheekh
Adeeraw turki maaha soomaali lakin dantiisa ayuu ka shaqaysanayaan bada soomaaliya ma difaaci karo mana jirto tukriga in uu dhahay bada Anigaa difaacaya
Turkigu dan badan ayuu Ethiopia KALEEYahay

shan-maalsomali