KALAMAAN 12 OCTOBER 2022.

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 12 OCTOBER 2022.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashallah kalamaan sharaf baad leedihiin horay u socoda dadbadan baad ka fiicantihiin! Wadaniga runta waa idinka dad aan wadani ahayn baa wadani lagu sheegi jiray, illahay haguuleeyo cidamada XDS dawlada shacabka macawisleey dhamaan amiin yaa allah

nailsissak
Автор

Her hiraan udiyaa riya xiro qaxooti waa jabeen

kfh
Автор

Kala maan waa idaacada ugu fiican ee ku jirta nus dagaal

sharmarkemohamed
Автор

Cadowga yaan lugu daawan wllheena..haddi kle waxn sugnaaba wa inu nawada cuno

hussainhassanadan
Автор

• Waxa uu yiri xasanul basri anigoo taagan wadada magaalada madiino dhexdeeda xilli ay cad ceedu ay aad ukulushahay waxaan arkay janaaso ay sidaan afar qofood
• Waxaan ku iri janaasadii afarta qofood ay sidey wallaaahi waan shaneynayaa
• Waxa uu daba socdey xasanul basri janaasada gadaasheeda wuuna sugey ilaa ay kadhameynayeen aasidda janaasada
• Afartii qofood ayuu istaajiyey xasanul basri waxa uuna kuyiri war maxaad afar qof ley utihiin?
• Waxay kuyiraahdeen wallahi garan mayno waxaa nasoo kireysatey qudheena islaantaan si aan udhaqno maydka una kafanno/karfanno una aasno
• Waxa uu yiri xasanul basri xittaa afartiina miyaa la, idin soo kireystey?
• Wuu istaagey xasanul basri isagoo eegaya islaantii markii ay dhameeyen aasidda janaasada halka ay jilbaha dhulka dhigatey islaantii kor utaagteyna gacmaheeda
• Waxa ayna tiri rabbiyow malihibqof aan adiga ahayn  kani waa wiilkeyga caasiga ahaa  qalbigana adkaa in badan ayuu kucaasiyey
• Waxa uuna kudhiiradey macaasidaada           allow unaxariiso allow iska cafi
• Rabbiyow malihi qof aan adiga ahayn
• Xasanul basri waxa uu eegey islaantii
• Waxa uuna ukuurgaley wajigeeda ayadoo ooyeysa kadib waa ay dhoolacadeysey waa ayna iska tagtey aad ayuu ula yaabey xasanul basri islaantii
• Waxa uuna guda galey inuu daba soconaayo gadaasheeda
• Waxa uuna kuyiri istaag islaanyahay
• Allaan kugu dhaarshee waa maxay arinka janaasadaaan ?
• Waxay kutiri iga fogoow maxaa yeelay adiga kuguma dhicin  musiibadaan aniga ihaysata
• Waxa uuna kuyiri aniga waxaan ahay xasanul basri oo waxaan kamid ahay culimada nuslimiintab
• Waxay kutiri wallahi hadaadan ahaan lahay cullimada muslimiinta kuuma sheegeen
• Waxay kutiri xasanoow kani waa wiilkeyga caasiga ahaa qalbiga adkaa kaa oo ay garanayaan dadka magalada oo idil inuusan katagin shey allah cara galinayo ilaa inuu sameeyey mooyaane
• Balse arinka aysan dadku ogayn ayaa ah inuu katowbad keeney allahna usoo noqdey
• Waxaan ahaa tu habeenkii salaatu layl ukacda waxaan kuduceysan jirey
• Allow malihi qof aan adiga ahayn allow ii hanuuni wiilkaan caasiga ah
• Waxaan ahaa marka hore tu habaarta hase ahaate markii aan mafan galey rabbigeyga ugu duceeyeyna wiilkeyga inuu ilaahey ii hanuuniyo
• Wuxuu iga aqbalay allah ducadii koowaad ahna habaarkii aan habaarwy wiilkeyga
• Illahay wuxuu ku imtixaamey wiilkeyga xanuun uula seexdey sariirta markii ay soo dhawaatey geeridiisa
• Wuu iidhawaaqay wyxuuna igu yiri hooyoy allaan kugu dhaarshee hadii aan dhinto dhabankeyga waxaad dhigtaa ciida waxaadna saartaa lugahaaga dhabankeyga kale
• Waxaadna dhahdaa kani waa abaal gudka qofkii caasiya khilaafana amarka rabbigiisa
• Waxay tiri islaantii waan sameeyey
• Kadib wuu isoo fiiriye daymo aad moodo inay tahay sogootin
• Wuxuuna igu yiri hooyoy ha, usheegin geerideyda hla qof oo ehelkeyga kamid ah
• Maxaa yelay haday ogaadaan geerideyda iima duceynayaan oo allah inuu iinaxriisto waxa ay igu atkeen oo macaasi ah awgii waligeyna wanaag igama aysan arag.waxaad soo kireysaa afar nin oo idhaqda ikarfanta iqaadana isoo aasta
• Allaan kugu dhaarshee inaad soo istaagto qabrigeyga hal saac hana iga tagin ilaa uu allah kugu tusayo aniga calaamad inuu iinaxriistey
• Waxay tiri wallahi xasanow aasidda kadib waxaan eegey qabriga xagiisa misana waan ooyey
• Waxaan iri rabbiyow malihi qof aan adiga ahayn waxay tiri islaantii wallahi waxa aan maqley dhawaqa wiilkeyga qabriga gudihiisa oo iigu dhawaaqaayo idhahaayana hooyooy orod iska tag waxaan heley rabbigeyga inta wax marti qaada kan ugu fiicna ee
Kan allaha caasiyoow habeen iyo maalin lugahee ayaad kuhor istaagi doontaa allaah hortiisa
قال تعالى قل يا عبادي الذين أسرفوا على أنفسهم لا تقنطوا من رحمة الله  إن الله يغفر الذنوب جميعا إنه هو الغفور الرحيم

مؤسسةتآجالقرآنللتعليمالعلومالش
Автор

Maxaa dhurwaagii( Amxaaro) ayaa dal mulaaqaye

allayaqaan
Автор

haddii milyan meeyddo
mayaalin dhamaato
madiidin shisheeye namaamuli waayo

Wlhi ereyo Aan lamaqsuuday

halkaa kaga haya erya erya erya

mirejr
Автор

dad is hagraayo hadya jeer horumar sey ku hiigsadaan

umcasuus
Автор

geesiga dhulkiisa guusha u horseedo geerida dishaa geeskaa haboon

alihajiyousuf
Автор

Wiilkii dhintaa waxoow ka dhimanaa hooyadiis iyo abihiis

kfh
Автор

Madaxweyne xassan sh qabyadii udhineet shabaab ayee noqdeen

dahablow
Автор

MAYA MAYA MAYA KALAMAANEEY DHUL FHIBIS ISKA DAAYE XATA QEYB INAY KA JOOGAAN DHULKENA WAA TAAN KU GABLAMAYE,
LAKIIN WAA IN AAN KALA GARTO KAN ILA DHASHAY EE DHULKAN ILA LEH EE ISKU SINJI AAN NAHAY IYO INTAKALE WAANA DHAMAATAYE LABO NIN U JILIB DHIGAN RAG U AQAAN
1-DHALIYARI GUMEYSIGA SILICISI KA KACAY MARKI LLABAAD EE LLAGA JOGO KKU DHAWAD HAL QARNI O LAMAGAC BAXAY SYL
MARKI LABADNA 2022 LANA MAGAC BAXAY MAXAWISLEYDA
2-CIIDAMADA SOOMA JEESTAY YAASHA QARANKA OO LA MAGAC BAXAY LIBAAYADA AFRIKA OO KA KKABAN INTASO DAL OO TIRADOODU OG TIHIN MARKEY KA YAABEEN HAL MAR UBIXIYEY MACYADA KALA AH
1- GEESIYADA HEESKA AFRIKA
2-LIBAAXYADA AFRIKA
3- UMA NAXAYAASHA CADOWGA
4- CIIDAMADA DHIIGO IYO NAFBA HURA DHULKAN SOMMLAIYA HADABA WAN U JOOGNA CODOWGA SOMALIYED EE SHABAB AYATINKODU WA IN GEED KASTO GALLAAN LAGA DABA GALO

ahmedsheikhamud
Автор

Kalamaan idinka dhaxdhaxaad noqda danihii a maka seysiina

maxamedadam