SHARMA BOY FT MASLAX MIDEEYE NEW SONG MADAXWEYNE DANI

preview_player
Показать описание
Soo Saarista Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dadakayaha raar butlaan ilove you from somalilald ❤ wllnimo

Abwaanheego
Автор

Heestan markay qaadayeen waalala yabanaa lkn iminka oo dib loo doortay ayay macaanatay

Mar 3aad madaxwayne ❤🎉

MaxamedCali-ju
Автор

adigoo heestaan dawanayaa adoo waxa kaqiimo bdan rasulkeena muxamed scw scw 🥺

mustafemacruuf
Автор

Yaaah ila arkey. Inantah yar. Inay. Dhiig putland kujiiro. Zhpiyalow💯🌹💋❤️❤️❤️❤️. Masha llh. Aleh kudhowro so barbar

rafiiqofficial
Автор

Yariistas gacan utaagay wlhi iyadoo intaa la'eg dance wax kale kutahay mashallah ❤😂🙏 reer Puntland baladweyne idinka soo salaama✌

player-kaafrica
Автор

Gabdha yar maslax ku dhex jira bashaal dadkaygiii🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤

Zamzam-id
Автор

long live puntland ❤️😝from somaliland hore u so da fariido wale boqrtooyo

salamkala
Автор

HHhh 😂🙏 maaslax mideye iyo gawada yaar dhapti talent dance ah sobandigen dhapti 💯 i like it m, a SHarma ana maslax ❤️❣️🔥🤝 Somali best duo ever

aroyanovic
Автор

Dani markii dib loo doortay Heestan intii soo raadisay Like isaar😂 please Dani guulayso ❤madax weyne ❤

Siciidbashaash
Автор

Waa mesha kaliya aa ina tago jeclahY garowe from xamar ❤❤💙💙🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

tgrlucky
Автор

wallhi wiilkaan maslax mideeye aad iyo aad sharma wuu padalay wana wiil qalpi wnagsan❤️🥰 hampalyo.putldne🥰❤️ from awladuL cazimah🇸🇴

qamarsuugaaniofficial
Автор

Sharma boy iyo maslax mideeye yaa dhexdiina laka shaqeeynin leee

juujuu
Автор

Maslax mideeye ba ka fur furan sharma wlh keep going mideeye 💪🔥

kingakofficial
Автор

Heestan waxay mudan tahay 5m wayo wahees madax wayniheena loqaday another level 5m😘😂😘

subayradanwarsame
Автор

Dalka guushisu wa dani
Puntland guuLaysta wLalyaL
From SomaLiLand ❤

hapaneshaydo
Автор

Mj dheel udaaaa weynkoo iyo yarkoodaba
Ismujiya inta mj ah😂😂😂

harunali
Автор

Maanta dib uso raadiyay hestan 5 January 2024 deni 🇸🇱 wxn u rajaynaya guul from SSC gang ☠️

samaaleabdul
Автор

GABARTA YARIISTA WAA TEAM SHARMA AND MASLAX CAADI MAHAN FARXADU IIBMAHA WALA SAMAYSTA WAANA WAX ALLAH BAXSHO VIVA SHARMA AND MASLAX

kichakip
Автор

Waa dani hambalyo dadkii layga beeray 🇸🇱❤💪wiilasheeni ahna fanaaniinteeni horee usocda❤🇸🇱❤💪

aasiyamukhtaarcali
Автор

Hdii aad Dani markii uu madaxwyne noqdy kadib imaatay love iisaaar😂😂

farahmohammed
visit shbcf.ru