Math Form Four Chapter 06 part three product and quotient rule

preview_player
Показать описание
waa xisaab F4 chapterka 6aad qeybtiisa sedexaad, ka faaideysi wacan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wow mashlh macalimoow allah ku dhaafo waankugu reesanay

wlaltaakuur
Автор

Waad mahadsantihiin sidaad inoo caawisaan allah ha idin barakeeyo oo idin xafido

siyaadtubeye
Автор

The best way you expalned .
I say to you thanks for you.

aadanmaxamed
Автор

mshlh maslh ustad mhdsanid sidad noga dadaalysid adiga dhmn sametech online aaan ku xiranhy casharada aaad bixisaan 3🎓👑📖

zapnaabbe
Автор

Maansha allah
Sidaa aad noo fahansiisay
Runtii arday tayo badan baad soo saari dontaan
Waxaan ka daawanaya Ethiopia

mohamadnuur
Автор

Ustaad quationt rule labo qaaciddo oo kala duwan baad qoraysaa see camal❤

Yasin-rzp
Автор

Wow mashkh...inta aan daawanaayay macalin soomaaliyeed o xisaab sharxaayo waa macalinkii ugu fiicnaa uguna dada yaraa. Ilaahoow kuu barakeey cimrigaaga.

muawiaibrahimhassan
Автор

Masha allh hori usoco bro Eng mahomed omar

iimaanyare
Автор

Waaad mahadsanthy ustaad chp5 mahelukarnaaa

nihaamxasan
Автор

Differentiation of trigonometri sooma duubin miayaa ustaad

cabdikariin
Автор

Macalino product rule marki la jogay qacida no qortay
exmple marka ka bixineysayne waa kala horumarisay qaacidada

sido kale quotient rule qacida no qortay exmple kana qacidada waka horumarisay 👋 marka maxa khaldan
ado mahadsan 👍

Authoryaya
Автор

M.aAllah
Wad mahad san tihin
Bahada somtach online

mukhtarsheikhali
Автор

Maxaa loo isticmaa laa calculas-ta???
Maxaa laga faa'iidayaa calculas???
Ma ku salayn kartaa daily life ama real life applications???.

geeljire