SULDAAN SEERAAR (WAXAAN GUULE KUU QORIN) LIVE SHOW HARGEISA 2018 HD

preview_player
Показать описание
Suldaan Seeraar Hargeisa Show
Waxan Guulo kuu Qorin
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaan guule kuuqorin orod lagumah gaadho 😢
Wax wlba waanka jeclaa inaan wax barto oo heer gaadho balse may dhicin oo halkii iyada ahaydbaa iciishay dhibmle nloshu sidaan ahaan mayso walhtigunah taagnaan maaayo ee wuu socon wanan sugu intay mlintaydii imanayso hdaan noolaado 5kdib baan sooo booqan dhambaal kaygan waanan idiin sooqori insha allah wxaan mutay intaas kdib qofkastoo hlkan soo gaadhay mhdznid wllo alle hku shrfo❤👏😢

zamioapdi
Автор

Full respect to suldaanka sida ixtiraamku uu Ku jiro ee hablaha iskaga ilaalinayo👍 qaar badan oo fanaaniin ah gabdhaha wey ku dhegdhegaan.🇸🇴✌️

mahadhassan
Автор

Waaaa la yaabee Hargesia ma UK baaa mise USA ankaa yaabney qurux badanaa dhamaantoood mansha allah duriyadii xalaasha aheyd 😎😎😎😎😍😍😍😍😍

aydrusabdi
Автор

Caawa Ramadan 2024 bishi 3 wali wan dhageesanaya😢

pilal
Автор

Waxaasi oo Dumara Mar Kaliya Ma Guursan Karaa Toloow Waayo Gabigooda waan ka helay I Love Hablaha Somaliland

somalivlogs
Автор

Tallow yaa iga dmbeYo oo dhgeesnaya 2020😭😭

nimconeyruus
Автор

Hadaad u Timi inaad comments aad akhrido like 💜💜💞 ii saar haddii aad awoodid 💞💞💜💜💚suldaan saraar hore u soco brother 💕💕💕💕💕💕👈💚💜💞

alihaykal
Автор

Koly waan ku jedaa comments akhrinpaad meesha utimide zuulku kaama go aye intad xazidnimada izka dhaafto lke & subscribes isaar ❤️❤️❤️😂😂😂

Guuleit
Автор

Waaaw war mesha hablaa ku nool midba mida kle ka cad oo ka qamarjisan wax kale. Hargeysooy kuma daaayo wa inan xabad ku waan u ek ka helaaa mid kle donimaaa wax diyarsan dheh hablaha hargeysa. Hooyban muqdisho ugu dhisi runtii

alcadaalahassanahmed
Автор

habalaha duriyada hanan iyo qurux iyo hubqaad baa lagu mabeystey allah edeb iyo akhalaaq idinku beerey nzb somalilander

Daweeye-mv
Автор

Wlh hablaha reer hageisa
Waxaan sii quruxda somalida oo idil haybad eebe idiin siii cidna idiinka qaadimeyso🙏🏿 #respact

saamimohamedshariif
Автор

Hablaha Reer somalilnd 😘
Kuwa Reer hargeisa Full Respect
😍😍

mohamedeidnouhbhd
Автор

Abwaan xanuunka waan kula dareemay ilahay mid ka wanagsan hakuu siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭💔

youngck
Автор

Qurux waanaloga hadhay alx waxan ahay gabadh somaliland u dhalatay gaar agan hargeisa❤

hibakduniyo
Автор

Anigiba kaso dhex booday😁😁 ala heen ma ahaa thnks seraar

safasagal
Автор

Haplaha muqdisho Maxy Qurux iskaga dhigiwaayen sida kuwan hargysa ookale suldaanka Kenya noogu imow abowe waankutaageernaa

maysuunupdirahman
Автор

ماشاءالله ما كنت اظن أن بنات 💃دولة الصومال الشقيقة جميلات بهذة الشكل ربنا يحفظكم و يبعدكم من العين.
اخوك من السوداااان 🖐✋

osmanfanax
Автор

Suldaan geeska Masha Allah Isha ayaad katuurtay walahi run baad ku sheegtay taas sababtoo ah waxan guule kuu qorin orod laguma gaaree bro waxaas baa murti lagaa yiraahdaa

MohamedAhmed-xjxs
Автор

i am eritrea but i am like Somali song Somali ❤❤❤❤❤

semirasemira
Автор

suldaan seerar codkiisa yaa ila jecel 😍

playinggame
join shbcf.ru