VIDEO EDITING: Sida ugu fudud muuqaal sameynta CapCut Somali

preview_player
Показать описание
Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.

✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Saaxiib Waxaan kuugu mahadceliyo ma garanaayo Meeqo course Lacag waali ah la iibiyo ayaad si free ah Nagu siisay mahadsanid Congralution 100k for you

Shaaficihassan
Автор

1M ayaa mardhow ku rajayna sxb ustad
Casharkan waa ishafiyay wlh
Mahadsanid usraadkeyga
Muqdisho kala socdaa

abujabal
Автор

I swear the great name of allah you are the greatest teacher on YouTube i have ever met, thanks alot teacher, and may allah bless you brother

Raas_Gaming
Автор

Walaahi casharkan waxaan radinayay in mudo Ah thanks teacher

cabdinasirsiciidjibriil
Автор

Hambalyo dhammaan saaxibada qaaliga ah ee suurta geliyay inaan soo gaarno 100K Subscribers. Waxaan rajaynaynaa inaan 1M gaari doonno, hankeennu tiro maaha ee waa tayo waxaan xoogga saari doonnaa waxyaabaha da'yarta lacag fiican ka samayn karaan.

AbdishakurHM
Автор

Thanks ustad wax badan baan ka fa iday adban u jeclan laha inad no so badisid video editing course ku sabsan 💯

teamsharmaboy
Автор

Hambalyo 100K waxaad u qalantaa 1M iyo kabadan kuwo aan waxba laga faa, ideeyn ayaa malyan heesta laakiin kuwa ku xiran ayaa maalaa yacniga daneeyo inta adiga kugu xiranna waa kuwa jecel hormarka iyo daawashada waxa an facaayo waa kaaga mahadcelinayaa soo gudbinta waxa wanaagsan allaah ha kaa abaalmariyo sxb ustaad Shakra

MohamedaminMainey-wggk
Автор

Hambalyo 1m ayaad uqalantaa aad iyo aad ayaad umahadsantahay xaqiiqdii waxaadbo umalesaa inaaad hamiga iga dhex guuxaayo inaad sifcan iigu sii bidhaaminesid thanks noo soo badi ustad cashar 2aad codsi noogu soodar

eymanzon
Автор

sxb 100% shukrn xaqiiqatan 1milione waad istaahishaa
codsi : capcut playlist nooga dhig.
jazakallah kheyr

footballmen
Автор

Ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahay
GREAT TEACHER

xuseenadan
Автор

Hompalyo Hompalyo Macalin intas iyo in kabdhan u qalantaa waxn 1000 jeer kuleyahy Congratulations 🎉👏

rooneibrahim
Автор

Waad mahadsantahay eng- Abdishakue Mohamed hanbaliyo 100k subscribers 🎉🎉🎉

maslahabdi
Автор

Hanbaly0 100k Walal inta ka badan ku rajaynayaa❤

AamiinkaH
Автор

Congratulations ustaad intaas iyo ka badan ba waad u qalantaa ❤❤❤👏

abdifatahebrahim
Автор

tnx legendow wax yabo badanaa iga cawisay lpx wllhi hadadaan aan dawanayo ayanpa wx editgerenoya mid aiga maqneedna wa itusytay mtn cdawga unoolow 👍👊

Shekeeye_Ali
Автор

Mahadsanid zxb waxbadan kafaiday muqalkan thanks keep going zxb 🎉

liilbaliil_official
Автор

mahadsanid eng wax badab kaa faaiday, thankz alot

championsleaguematches
Автор

Aad baad umahadsanthy masuul wax Badan waan kaa faa’iday waana rajeynaa inaa wax ku qabsado insha allah Adigana guula fara badan kuu rajeynaa🙏👏👍

abdikaafihassan
Автор

Walaal wllhi qof qalbi wanaag San thy runtii Allah ku sharfo❤

YuukeyAhmed
Автор

thsnk you wll wax badan ayaan ka fahamhay tutorial-kan muuqaaalada online ka sida lacag loogu sameeyo nosoo gali adoo mahadsan. mahadsanid

Zucky