SIDUU HALKAAN NIN U SABABAY DHIBAATADA INTAAN LA EG, WAX BADAN KA OGOW MAANTA & SOMALI WAXA KA GALAY

preview_player
Показать описание
DHIBAATADA INTAA LA EG SIDUU U SABABAY HALKAN NIN, WAX BADAN KA OGOW MAANTA & SOMALI WAXA KA GALAY
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,

U GURMO OO KU TAAGEER WALAALAHAAGA SOOMAALIYEED WAXAAD AWOODO HABA YARAADAANE, LACAGTAAD BIXISANA AMAANADEEDA WAAN KU DADAALEYNAA INAAN GAARSIINO CID WALBOO U QALANTA,VIDEO AHAANNA KA DAAWO CHANNELKA, WAXAAD KUSOO DIRI KARTAA
AMA WAXAAD KUSOO DIRI KARTAA XAWAALAD WALBA MAGACA XAASKEYGA = MEYMUNA HUSEEN 00447399336585 UK LONDON

MUXAADARADA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
+447399336585 WHATSAPP COD KUSOO DUUB KALIYA HASOO WICIN QORAALNA HASOO QORIN FADLAN
AMA
MAHADSANID.
Subscribe,Like And Share, Rukumo,Jeclow sidoo kale Dadka la wadaag
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maansha Allah, mahadi ha kaagaarto sheekh, sida aad noo fahansiiso dhacdooyinkan oo kale. Nasiibdaro xaasid nimada, daba dhilifnimada, kadabaynta kay isleeyihin awood ayuu leeyahay, iyo kutumashada kuwa awooda yar. Waa dhaqan ay u badan yihiin carabtu, !!😰

khadijamohamudyusuf
Автор

sacuudiga alle abaalkooda haka waraabiyo iinshaa allaah wey arki doonaan waayo alle nicmada uu siiyaya beey ku kufriyeen yaa allaah imaraadka iyo sacuudiga alle abaalkooda yaqaanee alle hatusiyo Allaahuma Aamiin

xayaakallaah
Автор

Waa cadaw carabi walee ilaahay sharkooda haa inaga hayo حسبنا الله ونعم الوكيل 🤲🤔🤔😱

khalisuleman
Автор

Masha Allah baaraka Allah brother jazaka Allah khayr

hooyoali
Автор

الذين يتخذون الكافرين أولياء من دون المؤمنين أيبتغون عندهم العزة فإن العزة لله جميعا

AliAbdinor
Автор

Maashaa Allah sax waaye sheikh waad mahad santahay aniga waxaa dhihi lahaa soomaaliya ha iskaga Baxdo jaamacada carabta wax laga faaido malah soomali waxaan leeyahay dhulkiina dhista dhul fiican ilaahey waa siiye soomaali

abdirashidfarah
Автор

Asc walal um baahan in aan dhagasano hadaladoodo sabato ah sucuudiga dulag xukuma ilaahay ha ka dul qaado .

mariamhaji
Автор

Masha-Allah wlla guulayso if iyo Akhiro Somalia oo Nabada

abdibashe
Автор

Ascww Waa uun soomaali oo kaloo kubada wey socon ilaa aaqiro wax dhiman majirto waxbadan waan ogahay leekiin afkaa juuqda gaboo waad fahanteen shiikh maxamed ibraahin dulmi Diid ascww

maryamabdallah
Автор

joorj qardaaxi waan jeclahay barnaamijyadiisa dhan baan dhegeystaa, taageera u hayaa

ummu.amiira
Автор

S, , C, Barnamij fiican oo waxtar leh.

abdirashidhersi
Автор

Allaanu lleenahaya sacuudiga kuwaan xukumaayo Ehelkooda maahan gacantooda alle haka bixiyo Allaahuma Aamiin

xayaakallaah
Автор

Shiikh qeer allaha ku siiyo madaxda somalida intayna madax noqon bay wanaagsan yihiin lakiinmarkay madax noqdaan waa damer aan damiir iyo diin lahayn sacudiga dhama ileen gurigisa ma domino dulinimo kale ayuu ku jiraa wuxu aminsan yahay ninka yurubiyanka iyo maraykanka inay ka sareeyan kan somaliga wuxu aminsan yahay marku madax noqdo inuu somalida kala saaro gobolgobol u garaaco dofaaro dhar wata anaa ku shegayee aad baan u nacay kan is iraahdo kan waa mideye waaba munafuq hor Mariya danaha shiyeye madaxwaynaha somalilaan wuxu yiri markii la yiri dadka aad soo raaftay waa somali wuxu yiri aniga ma dilin digil iyo mirifle marka halkaa waxaan ka garanti karnaa waxa jira inay jiraan dad lagu tashaday in la dilo dowlad kastoo dhalata inay jiraan ha ugu danbeeyo farmacho juni haku dhacee intay sidaa wax u dulminayaan haku daalin iyaguna duli ayey ahaan doonan gumaystihii ayaa u dardaarmay inay is cunan is bahdilaan dardaartii nabigena scw way ilaawen waxay modaan madaxda somalidu inaan la qori donin tariikhdada hadayna gumaadin misakiinta

somalihanolato
Автор

Saudi Arabia isma xukumaan waxa xukuma gaalo siiba USA engriis aya Ala sacuud ku beerayArdi xarameyn
Alle ha ka qabto umadda Islamka

ithkcqm
Автор

manshAllh Rabbi haku sharfo
walal waxan rabay inan Arin kula wadaago umadeena somaaliyeed kusahabsan hadii aad wakhti eehesho.Hooyo somaliyeed ban ahay ujedo kale ima waddo.

amiyn
Автор

Jawaabta Waxa lahaa Eyga Maraykanka Yuhuudiga illahay baa awood leh Subxaanallah ilaahow Cadowga naga qabo aamiin yaarabi

samiiraxiirey
Автор

ASC Sheekh hogaamiyaasha imaraat iyo, sacudiga Illahay ugama cabsadan sida ay gaalada uga cabsadan. Nagahoda iyo carurtoda ayey isku furan lahayen lacag iskadaye.

shadiyawabari
Автор

Mashaa allahjawabtu waa iska cadahay ee arintaan waa aabow kan yar iga celi kanweyn anaa iska celin mareykan waa laga hebeysanayaa lubnaan waxba ma aha

dahabodahir
Автор

Maasha Allaah shiishunaa baaraka Allaahu laka

Aisha-yngf
Автор

Mareykankeey aheeyed ineey jawaab adag siiyaan, laakiin ogow carabta waa xayawaan aan faaiido laheeyen waa degdeteetaris.haddan isutagano carabta waan ka adkaanlaheeyeen.

lulali