WAANO QALBIGU KUDAGAYO| YASIR MUKHTAR

preview_player
Показать описание
Hadaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo ha ilaabin inaad subscribe tiraahdo kanaalka

Sojediye Yasir Mukhtar
Kanaalka DHIIRIGELIYE 2020
WhatsApp 00252614125229
Instagram DHIIRIGELIYE

EREYADA RAADINTA :

Xikmado Cusub 2020
Xikmado cajiib ah
Xikmadihii Yasir Mukhtar
Ixtiraamka
Xikmado xul ah
Xulka xikmadaha
Yasir Mukhtar
Dhiiri Galiye
Waano muhiim ah
Talooyin
Qalbiyada
Aamusnaanta
Hadalka
Somali Motivational Speaker
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allah walalkay yasir dar alle ayaan kujeclahy waxadna uga duwanthy dadka dadka dhiirigiliyo adiga marnaba kama tagti inaa xasusi allah ❤❤❤💓💜💜💜

istarxirsi
Автор

Waanka hly run ahaan tiiii wlhy mansha allah like ii saar wll ama wllo

cabdalecabdirashiid
Автор

ilaahow nagu hanuuni wax la dhageysto waxa ugu fiican waa qofka cabsida alle ku soxasiiyo aamiin

sacdiasheikh
Автор

Masha Allah 💗shukran Walal Yasir 👆👉👏🙏👍💗💗💗💗❤❤❤❤

anfacmohamed
Автор

Waad Ku mahadsantahay walaalkay Yasir Mukhtar Allah ah Ku

AzhqarboyXazan
Автор

والله رح اجنن كيف كلماتك وصوتك تأثر في قلبي وأنا مجنونة رسمية ل إليك
الله يبارك لك كل شئ تملكيها ويعطيك فضله بغير حساب
شكرا الف مرة أخي ياسر

mrunali
Автор

Masha Allah 🌹❣️💕 walal ilahy dartii aya kuu jacelahay 🥀💞👍 ilahy janadiisa ha nagu kulmyo Amiin amiin 🙏🙏🙏😭

beast-pgsq
Автор

Mahad allah سبحانه وتعالى ayaa mahad iska leh isagoo la dooneyn adoonkiisa yasir xikmada ku xiran Allah

saadiaali
Автор

Wllka wax badan ayan kaa faa iiday iilaahay nabadgalyo iyo naxatiis korkaaga hakadhigo adigu wax tahy mid waano iyo dhiirigilin wanaagsan wax ananya kuu rajaynaa naxariista alle inay dushaada ahaato😍😍

haashkacade
Автор

Wll yaasir Mukhtar dar ale ayaan kuu jecelahy horay USOCo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

hodanqambicali
Автор

Masha Allah walalakey yasir muqtan Allah haku xafidiyo walalakey qali

naimaabdalla
Автор

Masha alaah yaasir muqtaar ilaah jazadada qeer haka dhigo ku nolow aduunka nolol qurux badan aqirane janadii sareesay❤❤❤👍👍

zakiyohassan
Автор

Asc wll yasir muqtar ilahy haku xifdiyo masha Allah run yaad shekty wax badan ayaan ka faiday hadalada aad ka uwanagsan aad lana qeeb qadaty waad ku mahadsanty ilahy dartiis ayaan ku jclahy wll Aduun guul ayaan ku rajeyaa oo wanagsan Aakhiro jinatul fardowsa iyo intii Muslim ah ilahy dhamaantyn hana xifdiyo Aamiin Aamiin Aamiin yarabi 🤲🤲🤲

eymanabdiweli
Автор

Waan murugoonaya walalhy waana ilmaynaya
Allow iii hiiili waa laydulmiayay Layna khiyaaamay😢😢😢🤲🤲🤲

xafsaaxmed
Автор

Mahadsanid hadaladaada ayaa ah mid aan qalbigeyga ku dajiyo💞

nihaaalhassan
Автор

Qalbiyadu waxay qabooban markay qaadirka ku xiranyihiin wa sax walky.... yasir mukhtar adna waliga waxn nagu baraarujisa ku xirnanshaha rabbi
Ilah darti ayan ku jecelnahy wllkeen🧡ilah janna fardowso kaga baryay yasir mukhtar🤲

anfalahmed
Автор

Maasha Allah walaal ilaahay haku barakeeyo markasta talooyin wacan ayaad nooso gudbisaa

axmednuur
Автор

Rabiyoow Dadkan Dad ka kheir Badan iiGu Badal🤲🤲😭😭

manzurmaracade
Автор

Masha allh dhiragaliye walalken aat aya u coot qurux bdntahay alle haku desto aduun iyo aqiira shukran

munacadey
Автор

Mansha Allah. waan jecelahy dhiir galintaada, mahadsanid

hawajama
join shbcf.ru