AXMED AARSHE MA ISKU KAA HALEEYAA NEW SONG OFFICIAL VIDEO HD

preview_player
Показать описание
EREYADA SIDIIQ BURMAD
LAXANKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah wuu cod mcnyahy
Balse inuu qur, aan Ku aqriyo fiicnaalaheed

cumarcadaala
Автор

Ma isku kaa haleeyaa adiguu hadal ku joogaaye heestaan ilaa habeynkii uu qaadayay iyo maantoo ay tahay 02/03/2024 waan jeclahay

najibkramer
Автор

Ma isku kaa haleeyaa
Kaa haleeyaa
Haduu hadalku joogaaye
Habluhuba markaad soo gshey ila hagaasaane
What a Song

Silentman
Автор

High schoolka ayanu isku clas ahayn ahmed arshe . Runti markay xiisad inaga banaanato ayu heeso noogu buuxin jiray. TALENT AYUU I LEEYAHAY HEESAHA

Badrivlogso
Автор

Heestan maanta iigu horeysa maqalkeda 100jeer ayanan ku cesh ceshty. La’iskama heese macna loo heesa keep going bro Aaarshe❤️

sadohaji
Автор

Ana hoo warkaygoo jacaylkaagu i hel maantey kol hadanan kaa haysan karin hanatey laabtiye ma isku kaa haleeyaa aduu hadalku joogaayee way iga gadantey aarshe horey u soco

nimcohashi
Автор

90 gabdhu way qajilyaan qofka ila daremay like usaar 😍😍😍😍😍

bishaaroxasan
Автор

Eshqiyaasak! Hableheenu qurux badanaa. Qajilka ama xishoodkoodu wa 100%. Heestaba iyagaa nuuriyay... 🥺🫀🎸❤

armaanhajji
Автор

Abwaan qaaliya sidiiq burmad laxankii Abwaan laabsalaax axyaa cod Alfnaan Axmed Aarshe music furinle meesha rag ba isku helay 100% 👏👏👏

xalimobeldeq
Автор

Mar kle 2023 bishii 5

Kol Haduu sadiiq Burmad sameeyey war meleh❤

mohamed__kader
Автор

1 MILLION ayaad taabsiiseen
WAAD MAHADSANTIHIINDHAMANTIN
ANIGUNA XUPI MALAAYIINA AYAAN QALBIGA IDIINKU HAYAA 🙏🙏

ahmedaarshe
Автор

meesha waaban ka muuqdaa axlaa habeen buu ahaa wlhi fanaan aarshe long life bro

dahaboinadoller
Автор

Sababta aan u jeclaaday heesta ayaa ah inuu sidiqburmad sameyay 😘 abwaan i l u

anuu
Автор

"Jacayl-socoteed" waa jacaylka kuu gala qofka aad si dagdag ah ama si daggan u kulantaan ee safar ama si kale u kulantaan haddana aad kala baaddaan!

AbdinassirShukri
Автор

Ahmed Aarshe is a young singer with great potentials he will go a long way keep going Aarshe

shamai
Автор

Dumarku markay xishoonayaan ayay Qurux Badan yihiin ay yara foorar sadaa❤️❤️💚 qoftaa meel ku sheega jacayl aan uqaadaybe

dacarabdi
Автор

Ereyada iyo codku baa ma kala dhacan waxaanaa iyanaa cajiib ah siduu u kala dhig dhigaayo Ahmed arshe" fanaan qiimo leh👏

salebanabdisalam
Автор

Aarshe funs kga midka uhoreeya bn ahay A.laabsalax kasakow
👏👏❤❤❤👏👏

yusufhussein
Автор

❤️Makutidhi horty hadiyo hoo🎁
❤️Hoy hana hoodooy🙎
❤️Makutidhi hortay waan Kahely hdal macankga🙆🗣️

suhaylatu
Автор

Waxan diraya dhanbal qofki aqriyo waxan ka codsana in usan is xuman dhanbalka waxu ku socda qofkasto jeclhy hayo waxa idin lehay jeclhy ma jiro waa dab iyo nar ka daran dhamac mid wad ku gulesankarta qof ku jeclhy karac qofka jeclhy macsalmo💔😢😢😢😢😢

ShushuCalixasan
welcome to shbcf.ru