Xisbiga Wadani: Ismanu Lahayn Ardaydi Mama Malyuunba Madaxtooyada Xil Ka Haya

preview_player
Показать описание
Bulsho Television 24 hours News Update Channel
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

We love you forever Barkhad lagum cuoryoh noolow geesi 🦁🦁🦁🦁👑👑👑💪🏻👏👏👏👏👍❤️💕🌿🌾💕🌿🌾💕🌿🖐

leeshanchannel
Автор

Midgaan karaamo maleh wuxuu ka hadlyo eeg

siciidmaxamed
Автор

Ninkan wayen bal wuxu la hor imanayo dawo dadka

yawgayawga
Автор

Adigoo af xisbi ku hadlaya ayay bidooow (Barkhad) ayay ceeb kugu tahay in Maama malyuun iyo wax liita aad la soo shir tagto

HARGEISAH
Автор

Bal waxaas eega waxuu lasoo shirtagay. Shuban fawqal shuban shuban

MOALI
Автор

Jamhuuriyada maalinta ninka xilka hayaa wadaniga yahay
Jamhuuriyada tartanka doorashada siidhi walaha ku heshiin Karin
Jamhuuriyada Ninkii xil qabtaaba fooqyada dhaadheer dhisto
Jamhuuriyada ninka mar xil loo dhiibaa caanka noqdo
Jamhuuriyada Ninkii dadka baray caanka dib u rushaysa
Jamhuuriyada Shantii sano Nin cusub kiishash ka buuxsado
Jamhuuriyada intaad xilka haysomaxaa kaa galay ka xoogso
Jamhuuriyada wadadii laamiyadii siyaad bare.ku dul googoday
Jamhuuriyada Ninkii xil u qabtaaba xaafadooda dhiso

Jamhuuriyada hore iyo dib diid buudhi ku handaraab

adamjama
Автор

WADANI SHAW CAAYADA MOK MAKYUN BUU KA SOO QATAA MAALINKASTA CAAY BAAY JOGAAN

abdullahiomarali
Автор

Badhan bye.bye warsangli goob weeye walle

sheikhsaeed
Автор

Kuuwan hortaa umada Somaliland way layabatahay ciid wax ushegtaa maywayen daadku way is qaabtan mama malyun maxa kenaay mahmah somaliyed ayu karan wayey walikin xugun Somaliland qaban maysan intaa qof Somaliland fartisa uku codayn karayo ilahay haa niso hadeyo

zahraibrahim
Автор

Ooo kaaley maama malyuun na wadani hadalkeedii ma wuxu noqdey

xaajilacag
Автор

anuu waxan kula talin lahaa
inuu iska aamuso
wayo waa hadal bilaa shaandho ah wuu burqanayaa warna iskuma hayo

cabdifataax
Автор

HAL MALIN BUU HADALEY MADAXTOOYADA ILAA KII CALOOSH BUURNAA AAMUNIIR MIDGAANJAN IYO TUUGII BASAASKII CIRO ISKU MAR BUU KA QAAYKISIIYEY WADANII WAA LA IDINKA HALEY

abdullahiomarali
Автор

Yaa huba inuu Ciro dhamaayo haduu madaxwayne noqdo?

mohanahmed
Автор

Barkhadow maahmaahdu waa maahmaah soomlaiyeed ee mid malyuun leedahay maaha

mucaadabdirizak
Автор

Barkhad
Haldoor Garasho dheer
Halyeey Nolosha kaaba

ahmedyoung
Автор

jeegaan land way u dhamaatay maanta waxay maryaan inay malyuun iyo dabcasar la derojo noqdaan ceebweynaa rag dhan oo dawlad sheeganaayey oo maanta malyuun la maqaam ah

mohamedmohamud
Автор

😂🤣😂😅wllhy waa runti waa lagu so qasbay

muniirjr
Автор

Muuse wa in uu ka taliyo jirtanka somli laan dalku wuxu ubaahnyahy wasiiro aculus on dhalin yar ahayn war caruurtani maxy garn wad khldntahy cirana wuxu ku khaldanyahy komishnka badal isgon hore uga hadal wakhtigii usaxexy inu ka hely muse se muse fur albabda somlilan cadow badn ayay leedahy fadln itopiya adiss ababa

dfghbbcgghjm
Автор

War hunu hunu hadla mahaa hees u cali sugle laha bay ku jirtay abawan cali sugala laha kkk heestana dalays ba qada.

sarahussein
Автор

waxuu isku cadeeyay inuu mm daawado markhati uma baahna
cidii alle garanaysaa ha la taliso ama ha waaniso.
inuu iska daayo daawshad mm

cabdifataax