😳Shil baabuur😳 Prank 😭Warda waa iga aarsatay wlha😭

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

cabdishakuur__officail
Автор

Ilahay ka cabsada dhibato rabigin anu idiiin kenin ayad siradsaten shil babuuur oo dhaba ayuu noqon karaa alle u laabta wxno klena hasamynina

najmomaxamud
Автор

Prank maalin kazte la izku zmeenato mud la fahmyo maanu abeen 😂😂😂

zakariyeizmailguuleed
Автор

Anagoo og inay beentahay ayanau walina sii daawnaynaa oonu wakhti siinaynaa 😢
Ilahayba risiqa haya😂😂😂

xurmaysan
Автор

Wax laysla ogyahay waaye 😅 waayo qof kooma ku jira oon ehelkiisii loo wacayn ma arkin soo hooyadeed ma waceen 😂

nasrabashir
Автор

Rabii kukumaaa kenooo shii iyo wax lamiid ah adigaa iyo muslimkaaaa dhaman

abdiwelidaud
Автор

Warda walal mcn intat lidahay hajigada kawal adiga haiska walin wayo Allah subxanahu watacala wuxu quranka karemka ku yiri man tashabaha qowmon fahowa minhu 😂😂😂 hais habarin adiga o xaye ah

kiHam_cadeDespecialone
Автор

Wlhi prank ka lama orankaro waa dangerous waxaasoo kle iska daaya caanow xanuunada xun xunba dadka.kusoo boodee that's a counseling wlhi 🙏

farahderejo
Автор

Subxanalh war ilaahy kacbada waxan idinku dhicin hauyeranina cafimad bad haysataan ilahay unoqda 😢😢😢😢

naciimaqaali
Автор

Waar waxani horta ma inay family quman oo reer dhaqda noqdaan bay isu guursadeen mise inay wax isla duubaan

warsame
Автор

War xppi wa isla kiin jeclhy❤ videoydinu ima dhfn

bisharaihussein-ummj
Автор

Naagttii ugu horaysee isaaqa ee suuro baratay 😂😂😂

lajeclaydashidan
Автор

Markay sacabka tumayan waa qoslaya waa layska oga 😂😊

amiiraqali
Автор

Kan wax duubayo waa Garac Mcn raali Noqo kuma lahoo😭😂😂😂

SundusGeele
Автор

Qofka soo labistay waaxy oo qof bukaan ah usocda😂😂😂😂😂😂

gabarcad
Автор

Inta allaha kaa goyo kuyeh ilaah igu og waa xanaqi lahaba hadu saas idhihi laha maba sasabeen😂😂😂

HodanquruxAhmed
Автор

Been badan prank wa isla ogtahin qof qofkisa dhan ka dhwacmay ma sidan u dhaqmayo xita jilin ma taqanin 😂😂😂

samiyarooble
Автор

Anagoo Og iney iswada ogyihiin ayaan hadana dulqaad kudawaneynaa😅😅😅😅😅 wax dhab ah laimada

mohamedabdi
Автор

Wlhi wax laysku sameyo maha mar dambe ha samayn wll bal hooyo maxaydin kula hadli waa hooyo way naxaysa wlhi sorry mamo

hobbabdi
Автор

Qalpiyy warday walal Hadan tallo yar idin siiyo labadiinaba Wllhi walo prnkiyada io wxand Fudaysanysaan iska dhaafan idin orran laah.
Waayo wxaa Tihiin dhalin yarro ay Hada noloahu Ucusuptahy.
Ninkaa khalid ladhahaa wxaan leyeyh
Nio lamanaha wxa kala tali ok iska dhaafa dhe legend ba tahe😊

NadraSiciid-kl