NAJMA NASHAAD HADA HAA OFFICIALL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
Lyrics :Abdiqadir Qalinle
Melody:Nabiil Bulle
MUSIC : A/Wali Furnile
Camera and Edit by Idiris Dabcasar
Manager :Taslim
Dance : Anshax Band
Production:Waqal studio

COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

From Asad hagio, mnsha allah beautiful nashma nashaad ilaahey isha hakaa ilaaliyo walaalo🥰

bartanabada
Автор

Waa layaabay. Hore u soco #Najma_Nashaad #HADDA_HAA #TeamNabiil ismuujiya 😂😂

nabiilbulle
Автор

After 1M uu Gaadhay asad ayaan Si Dhab ah U soo Raadiyay Hada Haa🔥😂❤️🙏

abdinasir____k
Автор

Najma waan kusalaamay wall ilahay haku daayo isku magac baanu nahaywall waan ku taageraa waliba si xowliyaa

nasraqalinasramoh
Автор

Wow laga yaab the one and only najma nashaad keep going sister

khaalidkaamilofficial
Автор

Cawale deyr xaa ugu dheeshay marka hee

ibrahimdahir
Автор

Asad hagio congaratulation 1m subscaribers hada haa hada haaaa

kaptanmoola
Автор

Nabiil bulle legend laxamo wngzn san leh io najma nashad boqorada codka io axmd wali furinle music professional oo is helay wa layaabey

zumalstudio
Автор

Asad Hagio Dartis u soo raadiyay heestan Hada Haa

kingnarayan
Автор

Najma Nashaad Duni Kale Madax Maan Ka Goyna Codka Ayay Nagu Waalaysaa .
"Hada haa Hada haaa"
Najma came from another world with only her voice

cilmi
Автор

Najmo nashad heestedi ugu horeysay on dhageystaa mana tageraa eee hestaa iwadaaa

muhammedhazzan
Автор

Asad hagio ayaa heestan I jeclaysiyey 2023 like ii Saar hadaad iga dambayso 🙏🏻🥺❤️

kaafiyaabdirizak
Автор

Fanku haduu qof noqon lahaa qudhaaduu noqon lahaa najma

Khalid_Apdirisaaq
Автор

Dhulkaa aay inantaasi ku heesyso waa in green laga dhiigaa, boqortoyo wwaa fariid aad iyo ad u fariida oo ka hadalaysa qalbiyda minimka ah, ,,, wan salamayana abwanka heesta sameeyay
Long life🤟

mukhtarmohamedcolhayecilmi
Автор

Hadaan La isxaqiraynin Najma nashaad waa boqorada Funka iyo quruxda woow an other level wlhi

khadraciise
Автор

Heesta ujeedka waxbaa iiga baxay
Inay u qaaday saygeeda kkk oo ay dib umidooben msha alllh

beertanolosha
Автор

Hada haa hada haa ha'haa Najma nashaad. Another level 🎉🎉🎉❤

MahamadDeeq-hf
Автор

Heestan ❤️lagama shekeym karo lkn ilahey naga madoweyo heesaha 😭🤲🙏

naimasharrif
Автор

Heestaan inta og inuu asad hagio uu gaday like

Bulaburtedistrictstudentunion
Автор

Hestaan Safar shan saac ah bay idhaafisey wlhi saa u dhagesnyey madaremin safarkiba👋🏽

shoaybadam